22/07/2026
Guddoomiyaha Machadka ๐๐๐ฌ๐ค๐๐ฑ-๐๐๐๐ฅ, Mudane Abas Omar Hassan, iyo Agaasimaha Machadka ๐๐๐ฌ๐ค๐๐ฑ-๐๐๐๐ฅ, Mudane Hon Ali Jazeera ayaa ka qayb galay madal lagu gorfeenayay doorka istaraatiijiga ah ee ๐๐๐ค๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ค๐จ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐.
Madasha waxaa marti ku ahaa Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, ๐๐ฆ๐. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ซ (๐๐ฆ๐๐ซ๐ข๐๐จ), oo soo bandhigay aragtiyo iyo xog muhiim ah oo ku saabsan kaalinta dekeddu ku leedahay ganacsiga, dakhliga dowladda, fududeynta isu socodka badeecadaha, iyo ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Madashan waxaa soo qabanqaabiyay ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ (๐๐๐), waxaana lagu qabtay xarunta hayโadda. Waxay ahayd madal aqooneed oo kulmisay aqoonyahanno, cilmi-baarayaal, iyo masuuliyiin ka socday hayโadaha dowladda si ay uga weedaarsadaan arrimaha muhiimka u ah horumarka dalka.
Machadka Maskax-Kaal Institute for Research & Development-MIRD wuxuu si weyn u bogaadinayaa dadaallada ay ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ (๐๐๐), ku bixiso dhiirrigelinta doodaha qooneed iyo isku keenidda daneeyayaasha kala duwan, si loo falanqeeyo loona abuuro aragtiyo wax ku ool ah oo ku saabsan ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฎ ๐ฅ๐๐ก ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.