06/07/2026
π MAA'ISA ONLINE ACADEMY
π Aqoon & Akhlaaq waa Furaha Horumarka!
Ma rabtaa inaad adiga ama carruurtaadu helaan waxbarasho tayo leh adigoo guriga jooga?
Maa'isa Online Academy waxay kuu haysaa:
β
Qur'aanka Kariimka (Akhris & Xifdi)
β
Af-Carabi (Qoraal, Akhris & Wadahadal)
β
Af-Ingiriis
β
Af-Soomaali
β
Xisaab
β
Barashada Akhriska iyo Qoraalka
π¨βπ« Macallimiin khibrad leh
π» Casharro Online ah oo fudud
π¦π§ Carruur iyo Dad Waaweyn waa la qaabilayaa
π Isdiiwaangelintu way furan tahay β Booskaaga hadda qabso!
Maa'isa Online Academy
Aqoon tayo leh, tarbiyad wanaagsan, iyo mustaqbal ifaya.