Hormuud University Student Representative Council - HUSRC

Hormuud University Student Representative Council - HUSRC This is the official page of the Hormuud University's Student Representative Council

Madaxweynaha HUSRC, Xuseen Maxamuud Xuseen, iyo xubno ka tirsan Golaha Fulinta HUSRC ayaa ka qeyb galay munaasabadda xus...
02/07/2026

Madaxweynaha HUSRC, Xuseen Maxamuud Xuseen, iyo xubno ka tirsan Golaha Fulinta HUSRC ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo oo uu soo agaasimay Midowga Guddoomiyeyaasha Ardayda Jaamacadaha Gobolka Banaadir

Ka qeybgalka munaasabaddan wuxuu muujinayaa doorka muhiimka ah ee hoggaanka ardaydu ku leeyihiin xoojinta midnimada, wadajirka, iyo kobcinta qiyamka waddaniyadeed ee bulshada.

HUSRC waxay mar walba ka go'an tahay dhiirrigelinta wadajirka, waddaniyadda, iyo ka qeybqaadashada munaasabadaha qaran ee mideeya shacabka Soomaaliyeed.

Hambalyo 1-da Luulyo โ€“ Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Aqoon-kororsi loogu talagalay ardayda ku jirta sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda Hormuud oo cinwaankeedu yahay โ€œFrom Th...
09/06/2026

Aqoon-kororsi loogu talagalay ardayda ku jirta sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda Hormuud oo cinwaankeedu yahay โ€œFrom Thesis to Publication: Developing a Dissertation into a Journal Articleโ€ ayaa dhici doonta June 10, 2026 (08:00 AM), waxaana lagu qaban doonaa xarunta Darul Hikmah Campus.

Aqoon-kororsigaan waxaa bixin doona Mr. Abdimajid Yusuf Ibey, oo ah bare iyo cilmi-baare ka tirsan Jaamacadda Hormuud.

Aqoon-kororsigaan wuxuu diiradda saari doonaa sida ardaydu ugu beddeli karaan thesis-kooda ama dissertation-kooda maqaal cilmiyeed (Journal Article), hababka qorista cilmi-baaris tayo leh, diyaarinta manuscript-ka, xulashada joornaalada ku habboon, iyo fahamka habraacyada daabacaadda iyo peer-review-ga si kor loogu qaado fursadaha daabacaadda cilmi-baarista.

______

A workshop for final-year students of Hormuud University, titled โ€œFrom Thesis to Publication: Developing a Dissertation into a Journal Article,โ€ will take place on June 10, 2026 (08:00 AM) at Darul Hikmah Campus.

The session will be delivered by Mr. Abdimajid Yusuf Ibey, an Academic Staff at Hormuud University.

The workshop will guide students through the process of transforming a thesis or dissertation into a publishable journal article, covering manuscript preparation, academic writing techniques, journal selection, publication requirements, and strategies for navigating the peer-review process successfully.

Aqoon-kororsi loogu talagalay ardayda ku jirta sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda Hormuud oo cinwaankeedu yahay โ€œFrom Th...
09/06/2026

Aqoon-kororsi loogu talagalay ardayda ku jirta sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda Hormuud oo cinwaankeedu yahay โ€œFrom Thesis to Publication: Developing a Dissertation into a Journal Articleโ€ ayaa dhici doonta June 09, 2026 (08:00 AM), waxaana lagu qaban doonaa xarunta Darul Hikmah Campus.

Aqoon-kororsigaan waxaa bixin doona Eng. Abdinasir Ahmed Abdirahman, oo ah Bare Sare (Senior Lecturer) iyo Injineer Mechanical ah.

Aqoon-kororsigaan wuxuu diiradda saari doonaa sida ardaydu ugu beddeli karaan thesis-kooda ama dissertation-kooda maqaal cilmiyeed (Journal Article), hababka loo diyaariyo cilmi-baaris tayo leh oo la daabici karo, xulashada joornaalada ku habboon, habraacyada peer-review-ga, iyo talooyin wax ku ool ah oo kor u qaadaya fursadaha daabacaadda cilmi-baarista.

_____

A workshop for final-year students of Hormuud University, titled โ€œFrom Thesis to Publication: Developing a Dissertation into a Journal Article,โ€ will take place on June 09, 2026 (08:00 AM) at Darul Hikmah Campus.

The session will be delivered by Eng. Abdinasir Ahmed Abdirahman, a Mechanical Engineer and Senior Lecturer.

The workshop will focus on guiding students through the process of transforming a thesis or dissertation into a publishable journal article, covering research structuring, manuscript preparation, journal selection, the peer-review process, and practical strategies for successful academic publication.

Madaweynaha Golaha Wakiilada Ardayda jaamacada Hormuud, Mudane Xuseen Maxamuud Xuseen Gurey, ayaa ka qeyb galay shir ay ...
17/05/2026

Madaweynaha Golaha Wakiilada Ardayda jaamacada Hormuud, Mudane Xuseen Maxamuud Xuseen Gurey, ayaa ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen qaar kamid ah guddoomiyeyaasha ardayda jaamacadaha gobolka Banaadir, kaas oo ay soo qabanqaabisay Somali Digital Library.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo xoojinta cilmi-baarista, kobcinta akhriska iyo aqoonta, iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa jawi dhiirrigeliya hal-abuurka iyo wax soo saarka aqooneed.

07/04/2026

๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฆ๐š ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐š๐๐š ?

Kasbo oo kororso ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐๐จ aad gacantaada ugu shaqeysan kartid, ka mid noqo ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐› ๐š๐ก, una diyaargarow ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š ka jira waaxyaha ๐ก๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š iyo ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ee kobcaaya, adigoo ka qayb qaadanaya ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ž๐ž๐ง๐š soo socda oo ay bixinayso HUSAC:

๐ŸŽจ Graphic Design
๐Ÿ“ฑ Digital Marketing
๐Ÿ  Interior Design
๐ŸŒ CCNA Networking

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud University Student Representative Council - HUSRC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share