Aqoon Maal Academy

Aqoon Maal Academy Aqoon Maal Academy โœจ
ka Baro xirfado cusub meel kasta Oo Aad joogto. Aqoontu waa maalkaaga dhabta ah. ๐ŸŒ
(1)

Sax miyaa
17/05/2026

Sax miyaa

๐ŸŒฟ Subax wanaagsan ๐ŸŒฟMaalin cusub oo barako leh ayaan kuu rajaynaynaa.Ha quusan, dadaalkaagu maanta wuxuu noqon karaa guus...
13/05/2026

๐ŸŒฟ Subax wanaagsan ๐ŸŒฟ

Maalin cusub oo barako leh ayaan kuu rajaynaynaa.
Ha quusan, dadaalkaagu maanta wuxuu noqon karaa guushaada berri. ๐Ÿ’š

11/05/2026

๐Ÿ”ฅ BARO AI VIDEO EDITING-KA CASRIGA AH SI FREE AH
๐ŸŽ“ Aqoon Maal Academy

Ma doonaysaa in aad samayso muuqaalada AI-ga ah ee dadka soo jiita sida kuwa viral-ka noqda?

Aqoon Maal Academy waxay kuu diyaarisay koorso casri ah oo si fudud kuugu baraysa:
โœ… AI Video Creation
โœ… AI Voice & Animation
โœ… Editing Professional ah
โœ… Mobile-kaaga oo kaliya

Waxaad ku baranaysaa tallaabo-tallaabo adigoo jooga gurigaaga Insha Allah.

๐ŸŽ Ku Baro SI FREE AH
Kaliya iska bixi lacagta diiwaangelinta.

๐Ÿ“ฒ Faahfaahinta koorsada ku dhufo WhatsApp button-ka hoose.

๐Ÿ”‘

Hooyo waa halyey nolosheenna iftiimisa. ๐ŸŒธHambalyo Maalinta Hooyada Aduunka โค๏ธAlle ha xafido dhammaan hooyooyinka.
10/05/2026

Hooyo waa halyey nolosheenna iftiimisa. ๐ŸŒธ
Hambalyo Maalinta Hooyada Aduunka โค๏ธ
Alle ha xafido dhammaan hooyooyinka.

KOORSO SARE + QIIMO JAB! ๐Ÿš€โ€‹Ma doonaysaa in Social Media-ka uu kuu noqdo il dakhli? Baro sida lacag looga sameeyo Faceboo...
09/05/2026

KOORSO SARE + QIIMO JAB! ๐Ÿš€

โ€‹Ma doonaysaa in Social Media-ka uu kuu noqdo il dakhli? Baro sida lacag looga sameeyo Facebook, TikTok & Instagram adiga oo gurigaaga jooga.
โ€‹๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $2 Keliya (Maanta)
๐Ÿ”ฅ Casharka: Social Media Monetization
โ€‹๐Ÿ‘‰ Hadda is-diiwaangeli: https://wa.me/252615809633
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: +252 61 5809633

Suabax wanaagsan
09/05/2026

Suabax wanaagsan

๐ŸŽ‰ I earned the emerging talent badge this week, recognising me for creating engaging content that sparks an interest amo...
04/05/2026

๐ŸŽ‰ I earned the emerging talent badge this week, recognising me for creating engaging content that sparks an interest among my fans!

04/05/2026

๐Œ๐š ๐ซ๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐“๐ข๐ค๐“๐จ๐ค, ๐˜๐จ๐ฎ๐“๐ฎ๐›๐ž & ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฆ?
Koorso dhamaystiran oo ku baraysa sida aad lacag uga samayn lahayd social media adigoo jooga Soomaaliya. Boosasku waa koobanโ€”hadda ku dhufo WhatsApp si aad u bilaawdo.

04/05/2026
Sidee uragtaa arinkaan waa mid faaiido leh sax Micnaha $ fahan adiga
03/05/2026

Sidee uragtaa arinkaan waa mid faaiido leh sax Micnaha $ fahan adiga

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoon Maal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share