Al-QeyrMedia
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-QeyrMedia, Education Website, Hodan, Taleeh, Mogadishu.
Al-QeyrMedia: Ku xidhnow Iftiinka Diinta iyo Jidka Toosan.
> Kusoo dhowaada bogga Al-QeyrMedia, halkaas oo aad ka heli doontaan:
> * Muxaadarooyin dhaxalgal ah oo ka turjumaya nuxurka diinta.
> * Wacdi iyo Waano qalbiga dejiya, iimaankana kor u qaada.
Fadlan flow Saar
Fadlan flow dheh Muslim Communities Hormuud Telecom Al-QeyrMedia TrueMove H
Aqoonta la wadaago waa mid laba jibaarma.
Haddii aad ogtahay wax faa’iido leh, ha qarin.
Hashtags:
Hal daqiiqo oo fikir togan ah waxay bedeli kartaa maalin dhan.
Maanta sidee tahay niyaddaadu?
02/02/2026
Qofka guuleysta ma ahan kan aan qalad samayn, waa kan qaladkiisa wax ka barta.
Adigu maxaad ka baratay khaladkii kuugu dambeeyay?
Hashtags:
Maanta waxaan bilaabay safar cusub oo ku saabsan horumar nafeed iyo aqoon wadaag.
Haddii aad jeceshahay wax barasho iyo fikir togan, igu raac 🙏 Halkaan ilajoog ka mid noqo saaxibada.
Marwaliba Nagu xirnow Waxaad naga faa'ideysaa wax badan oo qeyr iyo wanaag ah.
Kaa anfici doona aduun iyo aaqiro marwaliba xasuusnow xuska alle.
Nagu Soo Biir YouTube keena raac 👇 👇 👍 ❤️💯
https://youtube.com/-qeyr?si=yk7SbObdAqWk9AS_
Muxaadaro Cajiib ah Halkan ka daawo.👇👇
https://youtu.be/lnhF4nNc-nQ?si=nvl_xtWN2o5nY8We
Muslim Communities Hormuud Telecom Al-QeyrMedia Islamic Life
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
252