24/05/2026
Waa deegan quruxbadan, waa jawi robeed , waa dhulkeena BUUR HELEDI
dhalinyaro isfahansan iyo hogaan wanagsan HELADI YOUTH
24/05/2026
Waa deegan quruxbadan, waa jawi robeed , waa dhulkeena BUUR HELEDI
KULAN KA DHALINTA dhalinyarada SEDEX adable20
INALILAH WANINAA ILAAHAY RAAJICUUN,
Waxaan utacsiyeeneynaa dhamaan qaraabada uu ka geeriyooday mid kamid ah , dhalinyarada SEDEX adable20 , Allah unaxariisto, walalkeen
dhalinyarada SEDEX adable20 hormar wacan Maxamed Honest
14/02/2026
Alxamdulilaah waxaa noo soo gabagaboobay kulan aan yeelanay qaar kamid ah dhalinyarada SEDEX adable20 iyo gadoomiye yuusuf cumar, ku xigenkiisa Maxamed Honest , iyo madaxa maaliyada maxamed xusen
Abaaraha. Soo noqnoqday Waxey sababeen. Biyo. La, aan Daran Taasoo. Sitoos ah. Usaameysay Nolasha Dadka iyo. Xoolaha islamarkaana Keentay. Dhibaatooyin Nolaleed oo baahsan
Engineere Jookar ayaa. Si cad. U sheegay. In wax. Laga beddello Qorshaha Fog ee Dhalinyarada Beesha Helledi Mahadsanidiin dhalinyarada SEDEX adable20 guushu iyo nasiibku cidna gooni umalahan
Kulanka masuuliyiinta dhalinyarada SEDEX adable20 .hormar wacan
Guul wacan
03/01/2026