26/05/2026
✨ Ciidul Adxa Mubaarak ✨
Machadka BIST wuxuu dhammaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Alle hanaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinka yeelo ciiddaan mid farxad, nabad iyo barwaaqo ku dhammaata. 🤍🌙
Ehelkaaga iyo asxaabtaada la wadaag farxadda ciidda.
Sidoo kale kusoo biir boggeena Facebook oo follow nasoo dheh. 💙
23/05/2026
Sida Arsenal horyaalka u sugeysay 22 sano, adiguna ha sugin riyadaada — maanta billow barashada luqadda English-ka 🇬🇧📚
Adigoo kadhiganaya machadka BIST nagu soo booqo xarunteena oo ku taalla Bakaaraha, dhabarka dambe ee Masjidka Abuu Hureyra.
Nagala soo xiriir:
📞 +252 619 200747
📞 +252 618 585807
21/05/2026
Si aad si wanaagsan ugu hadasho luqadda english-ka adigoo kabaranaya machadka BIST nagu soo booqo xarunteena oo ku taalla Bakaaraha, dhabarka dambe ee Masjidka Abuu Hureyra.
Nagala soo xiriir:
📞 +252 619 200747
📞 +252 618 585807
19/05/2026
𝗞𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀-𝗸𝗮 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵-𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗻𝗼𝗼 𝗳𝘂𝗿𝗺𝗮𝘆𝗮, 𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗳𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗰𝗮𝘀𝗵𝗮𝗿𝗿𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗹𝘂𝗾𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵-𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗕𝗮𝘀𝗶𝗰 𝗶𝗹𝗮𝗮 𝗔𝗱𝘃𝗮𝗻𝗰𝗲𝗱.
Nagu soo gaar xarunta BIST College oo ku taalla Bakaaraha, dhabarka dambe ee Masjidka Abuu Hureyra.
Nagala soo xiriir:
📞 +252 619 200747
📞 +252 618 585807
22/03/2026
OGEYSIIS
Dhaman ardayda schoolka BIST waxa lagu war gelinaya in beri o aah isniin (23 march 2026) darasadaha ay dib u bilaban donaan
19/03/2026
Ciid Mubaarak 🌙✨
Waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Allah hanaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsanaa. Ciid wanaagsan.
10/03/2026
ka jawaab su,aashaan oo shuruudaha buuxi oo ku guuleyso 10$
Yaa ahaa saxaabigii ugu horreeyay ee dhiiggiisa ku shahiiday Islaamka?
A) Bilal ibn Rabah
A) Al-Harith ibn Abi Hala
C) Ammar ibn Yasir
D) Sumayyah bint Khayyat
📌 Shuruudaha Ka-Qaybgalka
Si aad uga mid noqoto tartanka, fadlan raac tallaabooyinkan:
1️⃣ Noqo qofka ugu horreeya ee bixiya jawaabta saxda ah.
2️⃣ Follow & Like saar Page-ka Bist
3️⃣ Share-garee post-kan.
4️⃣ Ku mention garee 3 qof.