Fursad maamooyinka Ugaar ah si aad uga faaifeysato fursadaan
Laxiriir
0619200747
0618585807
BIST School
Where Minds Build the Future
Halka eey kutaalo xarunta iskuulka Bist
17/07/2026
Gudoomiyaha waa saxanyahay
Bist school waxey fursad kuu siineysaa inaad dib ubilowdo waxbarashadaada hadii aad ka daahday waxbarashada
Laxiriir 0619200747
0618585807
Bist school waxey fursad kuu siineysaa inaad waxbarato adigoo shaqeysanaya ama holwlahaaga kale iska wata si uga faaideysato nagu soo booqo xarunteena
La xiriir 0619200747 ama 0618585807
09/07/2026
Ma ka daahday waxbarashada? Hadda waa fursaddaadii!
BIST (Benadir Institute of Science & Technology) waxay bilaabeysaa fasallo loogu talagalay carruurta waxbarashada ka daahday iyo dadka waaweyn.
✅ Dugsi Hoose & Dhexe
✅ Uniform qasab maaha
✅ Waxbarasho qaab koorso ah
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Deegaan waxbarasho oo tayo leh
📞 Isdiiwaangelintu way furan tahay. Nala soo xiriir si aad booskaaga u xaqiijisato.
Laxiriir
0619200747
0618585807
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
BIST SCHOOL waxay ku wargelinaysaa bulshada inay si rasmi ah u bilaabayso Fasallada Dugsiga Hoose iyo Dhexe, kuwaas oo si gaar ah loogu talagalay:
✅ Carruurta waxbarashada ka daahday.
✅ Dadka waaweyn ee doonaya inay dib u bilaabaan ama dhammaystiraan waxbarashadooda.
Haddii aad rabto fursad aad ku gaarto himiladaada waxbarasho, BIST SCHOOL waxay kuu diyaarisay macallimiin aqoon leh iyo jawi waxbarasho oo tayo sare leh.
📞 Isdiiwaangeli maanta:
+252 619 200 747
+252 618 585 807
BIST SCHOOL – Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal Iftiimaya.
08/07/2026
📢 OGEYSIIS
Ma ka daahday waxbarashada?
BIST (Benadir Institute of Science & Technology) waxay bilaabeysaa fasallo loogu talagalay carruurta waxbarashada ka daahday iyo dadka waaweyn.
✅ Dugsi Hoose & Dhexe
✅ Uniform qasab maaha
✅ Waxbarasho qaab koorso ah
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Deegaan waxbarasho oo tayo leh
📞 Isdiiwaangelintu way furan tahay. Nala soo xiriir si aad booskaaga u xaqiijisato.
“Waxbarashadu da’ ma laha, maanta bilow mustaqbalkaaga.”
06/07/2026
something is cooking....
03/07/2026
🎉 NEW ENGLISH CLASSES – BISHA JULY
Ma doonaysaa inaad horumariso luqaddaada English-ka? Ku soo biir fasallada cusub ee BIST.
📘 Levels:
• Beginner
• Intermediate
• Advanced
🕒 Available: Full Time & Part Time
📍 BIST – Benadir Institute of Science & Technology
📞 Isdiiwaangeli maanta:
+252 619 200 747
+252 618 585 807
30/06/2026
🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Midnimada iyo Xorriyadda 🇸🇴
Maanta oo ah 1-da Luulyo, waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee Maalinta Midnimada iyo Xorriyadda.
Waa maalin xusuus u ah geesiyaashii u soo halgamay xorriyadda iyo mideynta dalkeenna. Ilaahay ha u naxariisto halyeeyadii naftooda u huray jiritaanka qarankeena.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
252