18/12/2025
Asc dhaman dadweynaha kunool degmada Awdinle iyo nawaxigisa waxa la ogeysineyaa in school Awdinle primary & secondary school uu bilaawey waxa barasha Maddi iyo diini ah barashada gur'anka karimka oo welibi si fasixsan lobarayo ardeyga (tajwid ahan)
Xitaa dadaka waweyn wey kujiraan dhaman dadweyna Ku nool degmada Awdinle wey u farantahy waxa barashadas Hala so gro isdiwangelinta wey soctaa Halaga
Halaga faideysto. Mahadsandid