Tacalam 252
Tacalam252 – Xarun waxbarasho iyo horumar shaqsiyeed, kaa caawinaysa inaad horumariso xirfadahaaga iyo aqoonta dijitalka ee dunida maanta u talaabsatay.
Baro sida sawirrada loogu sameeyo Gemini 🎨🔥
Google AI Studio waa mid cajiib ah!
Garaadka macmalka waa mustaqbalka 🤖
18/10/2025
Today's AI Tip 🤖
Ma ogtahay inaad sawirro iyo naqshado u samayn karto si fudud adigoo adeegsanaya Gemini iyo Google AI Studio? 🎨
🧠 Talaabooyinka fudud:
1️⃣ Tag Gemini (Google AI Studio)
2️⃣ Qor prompt-ka aad rabto
3️⃣ Upload sawirka ama abuur hal cusub
4️⃣ Sug natiijada – AI ayaa kuu sameyn doonta sawir cajiib ah!
💡 Baro sida garaadka macmalka (Artificial Intelligence) uu u fududeeyo shaqadaada naqshadeynta iyo hal-abuurka.
17/10/2025
Friday Vibes 🌿 | Knowledge & Growth
Xarunta Tacalam252 waxay kuu rajaynaysaa Jimco barako leh,
Baro maalin kasta wax cusub — Tacliin waa iftiin ✨
Click here to claim your Sponsored Listing.