Xanaanada Midrar

Xanaanada Midrar

Share

A Bright Start For A Brighter future

09/07/2026

Ku soo dhawaada Xanaanada Midrar Schools oo icon hayso waxbarasho tayo sare leh oo ay dhigayaan macalimiin qibrad u leh waxa ay dhigayaan

Wixii faahfaahin intaa deer kala xiriir
Tell No: 0613448800 ama 0613448855

Ama soo boohoo xarunta oo ku taal inta udhaxayso suuqliif iyo xoosh wadada ku leexanayso suuqa ariga kasoo horjeedka blukeetiga xoosh

05/06/2026

Jimco wanaagsan . Ku soo dhawaada xarunta waxbarashada caruurta ee xanaanada Midraar Xanaanada Midrar .
Fadlan wixii faahfaahin dheerad kala soo xiriir
Tell No : 0613448800 ama 0613448855

01/06/2026

Ogaysiis ogaysiis waxaa la ogaysii dhamaan shacab soomaliyeed magaalada muqdisho gaar ahaan degaan waynaha madiina sida dharkaynlay wdajir iyo kaxda xarunta waxbarashad midrar inay idin hayso fursad waxbarasho caruurta yaryarka 3jir ilaa 12 jir
Fadlan soo gaar xurunteena oo kutaala inta udhaxaysa xoosh iyo suuqliif ka soo horjeedka blukeetiga wadada aadaysa suuqa ariga@
Ama kala soo xiriir
Tell No: 0613448800 ama 0613448855

Nagu soo booqo xarunteena oo noogu imow waxbarsho tayo leh Tarbiyad wanaagsan iyo Mustaqbal ifaya@

29/05/2026

Maalinka 3aad ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta

يوم الجمعة

Photos from Xanaanada Midrar's post 27/01/2026

Ku soo dhawoow Xanaanada midrar
Tell No 0613448800 ama 0613448855

27/01/2026

Waa qayb ka mid ah ardayda dhigata Xanaanada Midrar
Wixii faahfaahin ah kala xjriir Tell No:0613448800/0613448855

03/12/2025

Quran Maymuuun Cabdi raxmaan Cumar . aradyad ka mid ah xanaanada midrar

kala xiriir Tell No; 0613448800 Ama 0613448855

05/11/2025

welcome to midrar rowda

19/10/2025

Waxay kutaalaa Degmada Dharkaynlay gaar ahaan xaafada xoosh fadlan kala soo xiriir tell No : 0613448800/0613448855
Ku soo dhawoow gacmo furan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

MADIINA/MOGADISHU/
Mogadishu
252