18/08/2023
Inalilah wa ina ilayhi raajicun
Inalilah wa ina ilayhi raajicun
Waxa naga baxay ardaygeenii h**e Mohamed Nor Ismail oo galabta waqtigiisa ku ekaa
Mohamed wuxu kamid ah ardayda dhamaysay schoolka dufcadii 6aad
Dhamaan familka iyo qaraabada uu ka tagay sabar iyo iiman allah ka siiyo
Asagana allah qabriga u waasaciyo
10/07/2023
😢😢😢
Inalilah wa ina ilayhi raajicun waxaa maanta bahda waxbarashada ka baxay ustaad abdikarim salad kadiye oo kamid ahaa barayaashi iyo maamulihii h**e dugsiga Al tadaamun
Sabar iyo iiman alah kasiiyo qaraabadiisa iyo dhamaan familkiisa asna allah ka waraabiyo janatul firdoos oo qabriga allah u wasaciyo
28/01/2023
😢
تعزية بوفاة الأستاذ أبوبكر شيخ محمد السمتري (رحمه الله تعالى)
6 رجب1444هجرية / 28 يناير 2023م
قال الله تعالى: "كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ"
صدق الله العظيم
ننعي ببالغ الحزن مع الرضا والتسليم لقضاء الله تعالى وقدره لأسرة جمعية العون المباشر _ مكتب الصومال _ عامة، وأسرة مدرسة الإمام أحمد جري خاصة وفاة الأستاذ أبوبكر شيخ محمد سمتري.
وقد وافته المنية في مدينة مقديشو وإنا نقدم بخالص التعازي لطلابه، ونخص عائلته الكريمة وذويه، ونسأل الله أن يُصبرهم على فراقه، ويعوضنا وإياهم خيرا. وإنا لله وإنا إليه راجعون ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم.
رحمه الله تعالى وأسكنه واسع رحمته وإنا لله وإنا إليه راجعون.
28/01/2023
انا لله و انا اليه راجعون
Bahwaynta Midowga Makadsat dhamaantooda siday u dhan yihin waxay tacsida la qaybsanayaan ehelkii asxaabti ardaydii iyo school ahmed gurey geeridii ku timid
Ustaad Abubakar Sheikh Mohamed Samatar ”Ustaad Samatari” oo caawa fiidkii tii Alle u timid, ustaadku waxa uu ahaa Macalin kamida macalimiinta Dugsiga Sare ee Ahmed Gurey High school, macalin soo saaray jiil aad u tira badan oo maanta wadanka hogaan u ah.
Ustaad Samatari wuxuu ahaa Barbaariye, Waalid, wuxuu waqtigiisa ku qaatay barbaarinta ubadka soomaaliyeed.
Waxaan xanuunka la qeybsaneyna Dhamaan ehelka , caruurtiisa iyo macalimiinta guud ahaan Samir iyo imaan Allaha naga siiyo janatul firdowsana Allaha ka yeelo hoygiisa.
Aamiin.
البقاء لله 😥
إنا لله وانا اليه راجعون
Dhamaan Maamulka iyo macaliminta iyo shaqaalaha iyo ardayda ee dugsiga AL-tadaamun primary and secondry school waxay ka tacsiyeenayaan geeridii ku timid
Ustaad Abubakar Sheikh Mohamed Samatar ”Ustaad Samatari” oo caawa fiidkii tii Alle u timid, ustaadku waxa uu ahaa Macalin kamida macalimiinta Dugsiga Sare ee Ahmed Gurey High school, macalin soo saaray jiil aad u tira badan oo maanta wadanka hogaan u ah.
Ustaad Samatari wuxuu ahaa Barbaariye, Waalid, wuxuu waqtigiisa ku qaatay barbaarinta ubadka soomaaliyeed.
Waxaan xanuunka la qeybsaneyna Dhamaan ehelka , caruurtiisa iyo macalimiinta guud ahaan Samir iyo imaan Allaha naga siiyo janatul firdowsana Allaha ka yeelo hoygiisa.
Aamiin.
البقاء لله 😥
06/09/2022
Ina lilaah wa inaa ilayhir rajicun
Waxaa maanta mgalada muqdisho ku geeriyooday walalkeen Saaxiib keena Abdisalam Mohamed Haji Isse(Hareeri) shaqsi wuxuu ahaa afgaaban, ahlu janno allaha kayeelo.
Wuxu kamid ahaa aas aasayaashii Midowga Makadsat
Qabriga alah u nuuriyo walalkeen.
28/03/2022
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اجرنا في مصيبتنا واخلفنا خيرا منها اللهم اغفر له و ارحمه ووسع قبره
Waxaan tacsiyo iyo tiiraanyo lawadaagaynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Axmed Cabdiqani Xanafi Ahmed Boolis waxaa uu kamid ahaa aradayada ka qalin yabisay dugsiga al Tadaamun Primary Secondary School waxaan leenahay Samir iyo iimaan alle hanagawada siiyo
12/01/2022
انا لله وانا اليه راجعون😭😭
Ma dhinte Wa allah ilahow kuu naxariso Walal Cabdalla Maxamud Gobdoon geeridada aad Baan uga Naxnay ilaahey qabriga hakuu waasiciyo kitaabkagana midig alle haka siiyo.
Siraadka alle haku fududeyo anagane gadashaa alle nama fidneyo su'alaha qabriga alle haku fududeyo waalal
Waxaan xanuunka la qeyb Saneeynaa Familka dhamaan
Shucayb Goopdon Abdiqani Goobdoon Mahamed Saiid Mahamuud Goobdoon Samiiro gobdoon
Dhamanten sabar iyo iimaan alle ha inaga wada siiyo kulligen ayu naga baxay walalakeen.
31/08/2021
Inaa lilaahi waa inaa ileehi raajicuun allaha u naxariisto walaalkeena cabdulahi axmed maxamuud qaasim oo loo yaqiinay kalgacal naxariisti jano allaha ka waraabiyo wuxuu ahaa ardaydii reer Tadaamun.
13/08/2021
Inaa lilah wa inaa ilayhi raajicun alah u naxaristo ustaadkeena qaaliga aha maamulihi h**e schoolka al tadaamun ustaad cabdulahi abyan nor oo hada ku geeriyooday magalada muqdisho sabar iyo iman alah naga wada siiyo dhamaanten 😢😢😢
28/11/2020
Ina lilah wa ina ilayhi raajicun
Waxan murugada la qaybsanaynaa dhamaan bahda uu ka baxay walalkeen cali maxamed nuur cali yare oo kamid aha dhalin yaradi xale ku naf waysay qaraxi ka dhacay maqayada jalato divino
Waxan alle ugu baryaynaa inuu ka waraabiyo janada fardowsa .
19/08/2020
Ina lilah wa ina ilayhi raajicun
Dhamaan Ardaydi kabaxday iskuul AL-tadaamun primary and secondry school kana mid ah xubnaha midowga midowga makadsat waxay tacsi u dirayaan familka iyo asxaabta geeridi ku timid gudoomiye ku xigeenki golaha fulinta midowga makadsat nuur mohamed oo manta tii alle u timid
Ina lilah wa ina ilayhi raajicun