22/12/2025
Dadaal iyo Juhdi dheer ka dib wuxuu ALLE noo suuragaliyay in aan Maanta Joogno Gabagabada Hadafkeenii
Waxaan sidoo kale u hambalyeynaynaa dhamaan ardayda qalan jebinaysa waxana leenahay Horumara Oo Guul Gaara
08/12/2025
"Horumari Maanta Xirfadaada si aad berri Ugu Shaqeysato"
AL-Hadad Institute Of High Education
Waa Hoyga Horumarinta Xirfaha Iyo Soo Saaraha Jiil Ku Hubeysan Aqoon Xirfadeysan
21/11/2025
Hambalyo Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed Gaara Ahaan Macalimiinta Bahda AL-HADAD
Macalin Abaalkaaga Jannatul Firdowsa ALLE haka Yeelo