Eng Sahal Yare Page

Eng Sahal Yare Page

Share

THE EDUCATION AND DEVELOPMENT OF THE COMMUNITY

16/10/2024

" احرص على ما ينفعك ،واستعن با الله ولا تعجز.”
{Ku dadaal waxa ku anfacaya, Allana talo_Saaro hana caajisin.} Subax wanaagsan walaalayaal Alle ha inaga aqbalo Salaada🤲🏻🫶🏿

14/10/2024

Nimcada Rabbi in aan ku mahdino waxa ay inoo horseedi kartaa in aan xasillooni Nafsiyadeed aad dareenno, iyo kalsooni buuxda Alxamdullaah Callaa ku xaal.

12/10/2024

Caaqiliinta la shegaaba waa afar uun;
1. Midka katagay dunida inta aysan iyadu katagin
2. Midka dhistay qabrigisa inta aan lagalinin
3. Midka Rabbigiisa raaligaliya inta uun lakulmin iyo
4. Midka tukada inta isaga lagu tukanin🖤
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 🤲🏻🙏🏿.

11/10/2024

"Jimco wannagsan, ku dadaal saliga nabiga, tasbiixda, taxmiida, tigbiirta, Qura,aan akhriska iyo nadaafada jireed." Subax wanaagsan + Jimco Mubarrak walaal😍🙏🏿

31/08/2024

أَصْـبَحْنا وَأَصْـبَحَ المُـلْكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير🙏🏿🙏🏿

29/08/2024

Waxa Ugu Qiimaha Badan Ee Aad Naftaadda U Qaban Kartaa Waa Ku Dadaalidda Sidii Aad Wax Uga Bedali Laheed Siday Shalayto Aheed. Caafimaad Ahaan, Cilmi Iyo Aqoon Ahaan, Hab Fikir Ahaan Iyo Marxaladday Shalay Ku Sugneed Inay Ka Duwanaato Maanta🌻 .

⚘ Naftaadda Maal_Gasho🪴🤍🖤•

28/08/2024

Wax Ka Barro Qof Weliba👈🏿🙏🏿

27/08/2024

Waxa Aan Halkaan Ugu Hambalyo Ugu dirayaa Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed Ee Galay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Qarranka Ay Qaaday Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliyeed.

Si Gaar Ah, Waxa Aan U Hambalyeynayaa Dhammaan Ardayda ku Baastay Imtixaanka Qarranka. 🙏🏿✊🏻😍

27/08/2024

Sidaan Ayay Maalmuhu U Noqdaan Xusuus, Ennaguna Waxa aan Nahay Xarfo Ay qorto noloshu, Haddaba Ka Dhig Khadadkaaga Nolosha Midabada Midka Ugu Quruxda Badan. Ee aad Oogu Midabayso Nolol Kasta Midabkeeda.

Photos from Eng Sahal Yare Page's post 25/08/2024

Safar salama✈️ Maamule, Engr. Abdullahi Liban Mohamed Alle ha ku nabad geeyo walaal🙏🏿.
Waynu kuu wada xiisi doonaa saaxiiib iyo waxqanadkaadii iyo howl-karnimaadii wacneen. Sxb hormar wanaagsan iyo barwaaqo waarta baan kuu rajeynayaa, soona laabo adiga oo nabad qaba Engre🙏🏿✊🏻🙏🏿.

25/08/2024

Noqo qof wanaagsan oo naxriis badan waxaa laga yaabaa in naxriistaada badasho qof noloshiisa.

walaalayaal😍🙏🏿

22/08/2024

"The life of this world is only a deceiving enjoyment!"
“Nolosha Adduunyo waa uun Raaxo Dhagar!”

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Via Leiberia
Mogadishu