Al-Abraar Primary & secondary school

Al-Abraar Primary & secondary school Al -Abraar primary $secondary school

Ogeysiis ogesiis ogeysii📢📢📢 Dhammaan ardayda, waalidiinta waxaa la ogeysiinayaa in ay socota qorista ardayda cusub, isku...
29/08/2026

Ogeysiis ogesiis ogeysii📢📢📢
Dhammaan ardayda, waalidiinta waxaa la ogeysiinayaa in ay socota qorista ardayda cusub, iskuulkana uu dib u furmaayo 5-ta-sep-2026,
Sidoo schoolka waxaa u furaya dadka dagan agaarka dalcada cali goley iyo dharkeynley in uu farac cusub uga furay dalcada kaxda

Tell:0615788080/0619600533/0629600533
Email: [email protected]
Facebooka page: Al-Abraar school.kaxda

Waxaa galabta si Rasmi ah u soo gabagabiobay tartankii ka socday schoolka Al-Abraar kaas oo galabta aay ku tartamayeen f...
14/06/2026

Waxaa galabta si Rasmi ah u soo gabagabiobay tartankii ka socday schoolka Al-Abraar kaas oo galabta aay ku tartamayeen fasalada 6A iyo 4aad waxa aayna guushu ku raacday halkaas fasalka 6A
Hambalyo ayan leenahay Dhamaantiin
Al-Abraar Primary & secondary school kaxda

08/04/2026

Macalin Kobac, ayaa booqasho ku tagay dugsiga Abraar , si uu ula wadaago muhiimadda bandhigga iyo fursadaha uu u leeyahay bulshada waxbarashada.
Booqashadan waxay qayb ka tahay xiriirka u dhexeeya bandhigga Xayaat iyo xarumaha waxbarashada, iyadoo la dhiirrigelinayo aqoon, hal-abuur, iyo iskaashi 🎓🤝

22/11/2025

Happy teacher's day

Bahda schoolka Al-Abraar ayaa maanta  ka qaybgashay xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.Munaasabaddan oo ay soo agaas...
22/11/2025

Bahda schoolka Al-Abraar ayaa maanta ka qaybgashay xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa ka qabsoomtay Garoonka Cayaaraha Muqdisho.

Hambalyo markale macallimiinteenna Soomaaliyeed.

Macalin-Platform ayaa nagu soo booqday xaruunta Dugsiga Al-Abraar , waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay  Maamulka iyo ma...
18/10/2025

Macalin-Platform ayaa nagu soo booqday xaruunta Dugsiga Al-Abraar , waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka iyo macaliminta Dugsiag. Waxa aayna halkaas kula dardarmeen ardayda

Musharax u tagan xilka gudoomiyaha ardayda schoolka mudane Mohamed mukhtar
23/09/2025

Musharax u tagan xilka gudoomiyaha ardayda schoolka mudane Mohamed mukhtar

Musharax u tagan xilka gudoomiyaha ardayda schoolka mudane Hashim sheikh bashir
23/09/2025

Musharax u tagan xilka gudoomiyaha ardayda schoolka mudane Hashim sheikh bashir

Musharax u tagan xilka gudomiyaha ardayda schoolka AbraarAbdullhi jinow mahad
23/09/2025

Musharax u tagan xilka gudomiyaha ardayda schoolka Abraar
Abdullhi jinow mahad

Address

Kaxda
Mogadishu

Telephone

+252619600533

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Abraar Primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category