01/08/2026
QAYBTA 1AAD | SAWIRRADA XAFALADDA ๐
Mahad iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan martidii sharafta lahayd, waalidiintii, macallimiintii, maamulka iyo dhammaan intii qayb ka ahayd Xafladdii Qalin-jabinta iyo Sagootinta Sanad Dugsiyeedka 2025โ2026 ee Iskuulka Carta.
Alxamdulillaah, xafladdu waxay noogu soo dhammaatay si qurux badan, nabad, farxad iyo guulna ku dheehan tahay. Waxay ahayd maalin xusuus gaar ah reebtay, oo lagu maamuusay dadaalka, guusha iyo horumarka ay gaareen ardaydeennu. โค๏ธ๐
Carta Primary and Secondary School Carta Institute waa hoyga Waxbarashada, Anshaxa iyo mustaqbalka.
Ismail Ahmed Ali Kuulle
Abdinasir Abdullhi Sh Osman