Kulliyadda Waxbarashada Banaadir

Kulliyadda Waxbarashada Banaadir Established in 2001. The impact of Banadir College of Education extends far beyond teacher preparation.

Kuliyadda waxbarashada Banadir
Banadir College of Education, is located in Mogadishu, Somalia, has been a cornerstone of education in the region for the past 25 years. Background

Banadir College of Education, is located in Mogadishu, Somalia, has been a cornerstone of education in the region for the past 25 years. Established in 2001, the college has played a vital role in producing highly skilled and professional educators, contributing significantly to the development of Somalia’s educational sector. Over the years, Banadir College of Education has become a leading institution for teacher education, known for its commitment to excellence, inclusivity, and innovation. The college offers both pre-service and in-service education programs, designed to cater to the needs of aspiring teachers as well as current educators seeking to enhance their skills. These programs are offered in both full-time and part-time formats, providing flexibility for students and professionals to pursue their education while balancing personal and work commitments. The college has undergone numerous transformations in leadership, adapting to the evolving educational landscape in Somalia. These leadership changes have strengthened the institution’s mission and vision, enabling it to maintain high standards of education and uphold its core values of excellence, integrity, and professionalism. Vision
To become the leading institution for teacher education in Somalia and East Africa, cultivating a dynamic, innovative, and inclusive teaching community. Mission
To empower educators with the knowledge, skills, and values necessary to promote academic excellence, inclusivity, and social responsibility in classrooms across Somalia. Core Values:

• Excellence: Upholding the highest standards in education and fostering continuous improvement.
• Integrity: Adhering to ethical standards in both academic and administrative practices.
• Inclusivity: Ensuring equal access to quality education for all students.
• Collaboration: Building partnerships to enhance educational practices and broaden impact.
• Innovation: Embracing modern teaching methods and technologies to empower educators and students.

Ogeysiis, Ogeysiis Ardayda iyo Macallimiinta danayn haya in ay bartaan takhasusyada Kulliyadda waxbarashada ( Education ...
26/09/2026

Ogeysiis, Ogeysiis Ardayda iyo Macallimiinta danayn haya in ay bartaan takhasusyada Kulliyadda waxbarashada ( Education Departments) Kulliyadda waxbarashada Banaadir waxay qaadan haysaa Arday am Macallimiin Cusub oo Baranhaysa Takhasusyadda kala duwan ee kulliyadda waxbarashada oo Online Classess ah. Haddaba haddii ay Offline classess ka kugu adagyihiin waxaad ka faa,iideysan kartaa Fursadaha Online programs ka ah ee Kulliyaddu kuu diyaarisay oo ay dhigayaa Khubaro muddo dheer ku soo jiray Hababka waxbaridda.
Wixii faahfaahin ah lambarsika Hoose nagala soo xarriir.


23/09/2026

Maxay u baahan tahay Baridu?
Kalmad kooban oo Ustaad Mohamed Sheikh Abdirashiid ( Ustaad Afgooye).
Kulliyadda Waxbarashada Banaadir

22/09/2026

Macallin Tayo leh ayaa soo saarri kara arday Tayo leh. USTAAD Abdullahi Sheikh Dahir ( Toosane).
Kulliyadda waxbarashada Banaadir waxay diyaar u tahay in ay soo saarto Macallimiin tayo sarre leh.


Macallinku waa tiirka horumarka bulshada, wuxuu soo saaraa jiilal badan oo kaladuwan, kuwaas oo waxbadan kusoo kordhiyey...
19/09/2026

Macallinku waa tiirka horumarka bulshada, wuxuu soo saaraa jiilal badan oo kaladuwan, kuwaas oo waxbadan kusoo kordhiyey dadka iyo dalka soomaaliyeed. Kulliyadda Waxbarashada Banaadir waxay diyaar u tahay in ay soo saarto Macallimiin bulshada soomaaliyeed waxtara oo jahliga kasaara dhallinyaro badan.
- - - - .

Jumco Wanaagsan🇸🇴
18/09/2026

Jumco Wanaagsan🇸🇴

Kulliyadda Waxbarashada Banaadir waxaa maanta ka furmay Sannad waxbarsheedka semister ka Cusub ee 2026-2027. Waxaa arday...
17/09/2026

Kulliyadda Waxbarashada Banaadir waxaa maanta ka furmay Sannad waxbarsheedka semister ka Cusub ee 2026-2027. Waxaa ardayda soo dhawoow u sameeyeey Maamulka Kulliyadda ee uu ugu Horeeyo Hormuudka Kulliyadda waxbarashada banaadir Ustaad Ahmednor Hussein iyo Xubno kale oo maamulka sare kamid ah.

KU SOO DHAWAADA Kulliyadda Waxbarashada Banaadir WAXAA MAAANTA SI TOOS AH U FURMAYA SEMISTERKA CUSUB EE SANNAD WAXBARASH...
17/09/2026

KU SOO DHAWAADA Kulliyadda Waxbarashada Banaadir WAXAA MAAANTA SI TOOS AH U FURMAYA SEMISTERKA CUSUB EE SANNAD WAXBARASHEEDKA 2026-2027.

15/09/2026

MUUQAALKA TABABARE NASRUDIIN AXMED CALI (KOBСIYE) – QAYBTA KOOWAAD
Kulliyadda Waxbarashada Banaadir waxay soo bandhigaysaa qaybta koowaad ee muuqaalka tababare Nasrudiin Axmed Cali (Kobciye), oo soo jeediyay tababarki loo qabtay ardayda kulliyadda.
Kulliyadda Waxbarashada Banaadir

14/09/2026

Kalmad dardaaran ah oo, uu Hormuudka Kulliyadda Waxbarashada Banaadir, Ustaad Ahmednor Hussein khaliif siiyey Macallimiin Tababbar ka qaadan hayey Kulliyadda.
, ,

, , - .

Waxaa si hamsami leh u socda diwaan gelinta qaadashada Ardayda cusub ee ku soo biiraya Kulliyadda Waxbarashada Banaadir ...
14/09/2026

Waxaa si hamsami leh u socda diwaan gelinta qaadashada Ardayda cusub ee ku soo biiraya Kulliyadda Waxbarashada Banaadir Sannad waxbarsheedka 2026-2027.
Kulliyaddu waxay u taagan tahay in ay mustaqbalka dhow soo saarto Macallimiin Takhasus ah oo Tayo Sare leh.




Address

Via Lenin Street, Hodon District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:15
Tuesday 07:00 - 17:15
Wednesday 07:00 - 17:15
Thursday 07:00 - 17:15

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulliyadda Waxbarashada Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share