14/09/2026
WAR DEG-DEG: Guddiga garsoorka horyaalka Ingiriiska ee PGMOL ayaa qirtay in goolkii Erling Haaland uu ka dhaliyay Manchester United uu ahaa mid aan sharci ahayn oo ay ahayd in VAR ay buriso. Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in garsoorku uu ku khaldamay ogolaanshaha goolkaas, taas oo hadal hayn iyo dood xooggan ka dhex dhalisay taageerayaasha kubadda cagta ee caalamka.
[Sawirka: Erling Haaland oo u dabbaaldegaya goolka iyo garsooraha oo la tashanaya kaaliyaha farsamada ee VAR].