Midowga Ardayda Dugsiga AL-Furaat Model

Midowga Ardayda Dugsiga AL-Furaat Model To Gether We Make A More Difference

23/09/2026
23/09/2026

CALEEMA-SAARKA FORM MASTER-KA CUSUB

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools waxay si sharaf iyo farxad leh u soo dhaweynayaan
Form Master-ka cusub Fasalka 12aad (B)
Mudane Mukhtar Cilmi Calasow kaas oo loo magacaabay inuu masuul ka noqdo hagidda, daryeelka iyo horumarinta ardayda fasalka loo igmaday.

Waxaan ugu hambalyeynaynaa xilkan cusub, waxaana Alle uga baryeynaa inuu u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday, kuna guuleysto gudashada waajibaadkiisa.
“Masuuliyaddu waa Amaan, Hoggaamintuna waa Dulqaad iyo Tusaale Wanaagsan.”

Kala Xiriir Wixii Faahmaahin Dheeri Ah
Xafiiska Waxbarashada Dugsiga
Abdulahi Hassan
877769 | 616966995 | 61 9536665

31/08/2026

FURITAANKA RASMIGA AH EE ISKUULKA BERRI OO TALAADO AH

Waxaa Farxad Iyo Sharaf Innoo Ah Inaan Ku dhawaaqno Furitaanka Rasmi -ga Ah Ee Dugsiga AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools Oo U Taagan Horumarinta Waxbarashada Iyo Kobcinta Jiilka Cusub Mustaqbalka.

🏫 Iskuulku Wuxuu Diirada Saarayaa:
✅ Waxbarasho tayo leh
✅ Anshax iyo akhlaaq wanaagsan
✅ Kobcinta aqoonta iyo kartida ardayda
✅ Diyaarinta jiil aqoon iyo mustaqbal leh

Waxaan si diirran ugu soo dhaweynaynaa waalidiinta, ardayda, macallimiinta iyo dhammaan Shaqaalaha Innuu Berri Furmaayo Iskuulka

Nagala Soo.Xiriir Wixii Dheeri Ah
Mohamed Abdukadir Mohamed
Mohamed AL-Haji Young
Xafiiska Maamulka Dugsiga
877769 | 61 9536665 |

26/08/2026

XASUUSIN WAQTIGA SOO LAABASHADDA DUGSIGA

Dhammaan Bahda Mu'assasadda Dugsiga AL-Furaat Model Waxaan Idin Ku Wargalineynaa Kal Tirsiga Innuu Billaabandoono Maalinta Talaadada Soo Socota

Kala Xiriir Wixii Dheeri Ah
Mohamed Abdukadir Mohamed
Mohamed AL-Haji Young
Xafiiska Maamulka Dugsiga
877769 | 615872385 | 615372876 | 61 9536665

AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools

21/08/2026

Wargalin Muhiim Ah
Dhammaan Waalidiinta , Ardayda Iyo Bahda Jecel Waxbarashada Waxaan Si Rasmi Ah U Furnay Heerarka Kala Duwan Sida .

🔵 Dugsiga Hoose
🟡 Dugsiga Dhexe
⚪️ Dugsiga Sare

Saacadaha Shaqada
8:00:00Am ----- 16:00:00Am

AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools

Kala Xiriir Wixii faahfaahin Dheeri Ah
Mohamed Abdukadir Mohamed
Hussein Yusuf Mohamed Ibrahim
Mohamed AL-Haji Young
Xafiiska Diwaangalinta Maamulka
877769 | 61 9536665 | 613569999

15/08/2026

WAR FARXADLEH IYO NATIIJADA MAANTA

Dhammaan Ardayda Dugsiga AL-Furaat Model Ee U Fariisatay Imtixaanka Fasalka 12aad
Ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ayaa Dhammaantood Ku Wada Baasay Imtixaanka

Mahadnaq Waxaa Ku Mahadsan Alle Oo Innagu Guuleysiiyey Shaqaddii Adkeyd Ee Isla Xisaabtanka Ku Dhisneyd Intaa Kadib Waxaa Abaalkaas Leh Macallinmiinta , Waalidiinta Iyo Cidkasta Oo Suuragalisay Guushaan

Kala Xiriir Wixii Dheeri Ah
Mohamed Abdukadir Mohamed
Xafiiska Maamulka Dugsiga AL-Furaat Model
877769 | 615872385 | 61 9536665

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Dugsiga AL-Furaat Model posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share