14/05/2026
Booqasho & Bogaadin!
Waxaa Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee -Maal booqasha ku timid ustaad Khadiija Ahmed Mahad oo ah qof in badan kasoo shaqaysay kana shaqeya bahda waxbarashada.
Ustaad Khadiija ayaa bogaadin u jeedisay bahda Maskax-Maal Maamul iyo Macallimiinba, sidoo kale waxay ardeyda lawadaagtay kalimad ku aadan laga rabo ardeyga.
Ugu danbeyn Maamulka iskuulka Yacquub Abdirahman ayaa uga mahadceliyey macallimada booqashadeeda.
-maal