Crypto Update Somalia-CUS

Crypto Update Somalia-CUS We provide daily updates, news, and analysis on the global cryptocurrency market.

Suuqa crypto aya soo kabanaayo. Maalmahan suuqa wuxu ku jiray qasaaro.
18/11/2025

Suuqa crypto aya soo kabanaayo. Maalmahan suuqa wuxu ku jiray qasaaro.

Suuqa aya so kabanayo. BTC aya ka kormaray $103,000.
05/11/2025

Suuqa aya so kabanayo. BTC aya ka kormaray $103,000.

BTC aya hada ka hoosmaray $101,000.
04/11/2025

BTC aya hada ka hoosmaray $101,000.

Xaalada Suuqa hada.
04/11/2025

Xaalada Suuqa hada.

Si an u faraxdo maalmo ka dib maalgesho coin ka Solana. Hada qiimihisu wa $170.37.
03/11/2025

Si an u faraxdo maalmo ka dib maalgesho coin ka Solana. Hada qiimihisu wa $170.37.

Coins ka ugu fican la maalgeshto wa:1: BTC2: ETH3: SoL4: XRP5: DOGE
03/11/2025

Coins ka ugu fican la maalgeshto wa:
1: BTC
2: ETH
3: SoL
4: XRP
5: DOGE

Suuqa crypto aya maanta hoos u dhacsan. Wa janis ka faideysta. Maalgesho waxad awoodo. Wa xiliga ugu fcn la maalgesto.
03/11/2025

Suuqa crypto aya maanta hoos u dhacsan.
Wa janis ka faideysta. Maalgesho waxad awoodo. Wa xiliga ugu fcn la maalgesto.

Suuqa aya kor uso kacayo. BTC aya hada qiimihisu maraya $109,833.25. Halka ETH u marayo $3,858.12.
31/10/2025

Suuqa aya kor uso kacayo. BTC aya hada qiimihisu maraya $109,833.25. Halka ETH u marayo $3,858.12.

Suuqa aya gaduud ah. Wa xiliga ugu fican lagalo. Maalgesho waxa ad awodo.
30/10/2025

Suuqa aya gaduud ah. Wa xiliga ugu fican lagalo. Maalgesho waxa ad awodo.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Crypto Update Somalia-CUS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share