19/03/2026
Ciidul Fitri Mubarak!
Annagoo ah Udub Institute, waxaan si diirran ugu hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaa umada soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Fitriga.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka iyo cibaada, hana naga yeelo kuwa ka faa’iideystay bisha Ramadan.
Ciiddaan alle haka dhigo mid naxariis, midnimo, iyo guulo noo horseedda dhammaanteen.
17/02/2026
Ramadan Mubarak!
Waxaan dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadan.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa ka faa’iideysta kheyrka iyo barakada bisha, hana naga aqbalo soonkeena, salaaddeena, Qur’aankeena iyo camalkeena wanaagsan.
03/02/2026
Teknolojiyaddu maanta ma aha ikhtiyaar ee waa xirfad nololeed.
Barashada xirfadaha digitalka ah maanta waxay kuu abuureysaa fursadaha berri.
Laga bilaabo web design ilaa AI tools, xirfad kasta oo aad barato waxay kuu dhoweyneysaa horumar, xorriyad, iyo saameyn.
30/01/2026
Jooji sugitaanka nasiibka.
Bilow dhisidda xirfadaha.
26/01/2026
“Mustaqubalka waxaa iska leh kuwa barta xirfado badan oo kala duwan, isla markaana u mideeya si hal-abuurnimo leh.”
— Robert Greene
24/01/2026
Dhis Xirfadahaaga. Abuuro Mustaqbalkaaga.
Baro maanta. kori kalsoonidaada. Rumeey riyadaada.
19/01/2026
Barnaamijkeennii "Youth as Change Makers - Applying Systems Thinking skills to Build a Better Future for Somali youth" ayaa caawa si guul leh inoogu qabsoomay. Dood wax ku ool ah iyo aragtiyo furan ayaa la isdhaafsaday taas oo wax weyn ka badali karta mustaqbal ka dhalinyada.
19/01/2026
Qeybihii ugu muhiimsanaa ee Programkii aan caawa ku balansanyn ayaan kujirnaa , nagu soo biir Mahadsanid !
Waxaa soo jeedinaya;
Abdurrahman Aweis
M.Tech Student in Hydraulics & Water Resource Engineering at IIT Madras in India
🔗Fursaddaani yeysan ku seegin ee guji lifaaqa hoose si aad isu diiwaangeliso:
https://shorturl.at/ZF3dS
🔗Halkan uga Biir WhatsApp group keenna
https://shorturl.at/sc2wi
Ku biir si aad u hesho faham cusub, dhiirigelin, iyo jihayn xirfadeed!
19/01/2026
Madashii aan ku balansaneen kaliya waxaa ka harsan saacado kooban, ee diyaar ma utahay ka qaybgalka programka.
👉 Fadlan hubi inaad is diiwaangelisay si aad u xaqiijiso ka qaybgalkaaga.
https://shorturl.at/ZF3dS
17/01/2026
Udub Institute waxay dhalinyarada Soomaaliyeed u furaysaa albaabka xirfadaha suuqa shaqada ee maanta jira. Haddii aad rabto aqoon kuu horseedda shaqo xor ah ama horumar dhab ah, Udub waa halka saxda ah ee aad ka bilaabi karto. Maanta bilow, berrina ka faa’iidayso.
14/01/2026
Udub Institute waxay ku martiqaadaysaa dhalinyarada Soomaaliyeed kulan fogaan-arag ah Kaasoo diiradda lagu saarayo, sida ay dhalinyarada Somaliyeed uga fakaraan, sida (systems thinking) ugu isticmaali lahaayeen noloshoda, isbdel iyo horumar na ay ugu horseedi karto mustaqbalkooda.
Kulankaan waxaa lagu falanqeyn doonaa;
⦁ 14 caado oo dadka System thinker'ska ay leeyihiin.
⦁ Xeeladaha ay isticmaalaan dadka systems thinkers ka ah.
⦁ Ugu dambeyn sidee dhalinyarada ugu isticmaali karaan xirfadaas si ay u dhisaan mustaqbal wanagsan
Kulanku waxa uu dhici doonaa;
Taariikhda: Isniin | 19 January 2026
Saacadda: 08:00 PM (EAT) Habeenimo
Barta-Kulanka: Google Meet
Waxaa soo jeedinaya;
Abdurrahman Aweis
M.Tech Student in Hydraulics & Water Resource Engineering at IIT Madras in India
🔗Fursaddaani yeysan ku seegin ee guji lifaaqa hoose si aad isu diiwaangeliso:
https://shorturl.at/ZF3dS
🔗Halkan uga Biir WhatsApp group keenna
https://shorturl.at/sc2wi
Ku biir si aad u hesho faham cusub, dhiirigelin, iyo jihayn xirfadeed!