At Ilays Academy, we are proud to nurture confident speakers and future leaders. Our student, Ridwan, delivered an outstanding debate speech supporting fairness, equality, and the rule of law. This moment reflects the power of education in building critical thinking, confidence, and leadership skills among our students.
Ilays Academy
Welcome to Ilays Academy
11/02/2026
In aad noqoto ardayga koobaad ee dhammaan ardaydii gashay Imtixaanaadka 2025 IGCSE maaddada Xisaabta kuma imaan nasiib. Waxa ay ku timid dadaalka Axlaam iyo macallimiinteeda. Guuleysta aakhiro iyo adduun
09/02/2026
Success is not an accident. It is the result of
Hardwork 💪🏽and love❤️. Welcome to ILAYS academy.
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡:Ilays Academy oo Noqday Iskuulka Ugu Abaalmarinta Badan Soomaaliya ee Imtixaannada Pearson Edexcel IGCSE ee la qaaday Sanadkii 2025.
Ardayda Ilays Academy – Qeybta Wadajir oo Maalin Dalxiis, Ciyaar iyo Is-dhexgal ah ku Qaatay Deegaan Dalxiiseedka Abaay-Dhaxan.
27/01/2026
ILAYS ACADEMY Wadajir waa wax kale❤️
Xarunta Cusub ee Ilays Academy ee Degmada Wadajir oo Maanta la Daah-furay!
24/01/2026
Waxaa maanta si rasmi ah loo furay xarunta cusub ee Ilays Academy oo ku taalla Degmada Wadajir.
“Markii koobaad ee aan (madaarka) tago ayey ii ahayd”, “markii iigu horreysay ee aan diyaarad fuulo ayey ii ahayd”, “Wallaahi dowladdu shaqo weyn ayey haysaa. Maba ogeyn waxaas oo shaqo ah in dowladdu qabato” ayaa ka mid ahaa ereyadii ay sheegeen qaar ka mid ay ardaydii ILAYS ee socod waxbarasho ku tagay gudaha madaarka Muqdisho, iyada oo maamulka madaarku si wanaagsan ugu sharxay qaybaha kala duwan ee madaarku ka kooban yahay iyo shaqada ay qabtaan.
17/01/2026
Riyadii Rumowday Reer Wadajir, Dharkenley, Galmudug iyo Kaxda: ku soo dhowaada xaruntiinna cusub oo ku taal Aargada ILAYS, Darbiga Xalane ee dhanka Waddada Korontada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:30 - 14:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |