Iftiinka maqalka la'

Iftiinka maqalka la'

Share

Iftiinka Maqalka La’ — Barashada Qur’aanka, Soomaali, Ingiriis iyo Xisaab si fudud oo faham leh loogu talagalay bulshada maqalka la’.🧏‍♂️🤟📖📚

11/07/2026

Ka Faa’iidayso Barashada Online-ka ee Maqalka La’aanta!
Ardayga maqalka la’, meel kasta oo aad joogto—gudaha dalka ama dibaddiisa—waxaad wax ku baran kartaa adigoo jooga gurigaaga.
🎓 Casharro fudud, faham leh, iyo waqti ku habboon.

09/07/2026

Waxaa la bilaabay Fasal Online ah oo loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn ee maqalka la’.

Waxaan kuu diyaarinay waxbarasho tayo leh oo ay bixinayaan macallimiin khibrad u leh waxbaridda fogaan-aragga. Online ka ah Waxaa lagu dhigayaa:

• Af-Soomaali
• English
• Xisaab
• Carabi
• Tarbiyada Islaamka
• Qur’aanka Kariimka
https://wa.me/25615809550

16/06/2026

Iftiinka Maqalka La' 🧏‍♂️🧏‍♀️🤟📖🤳
➡️Ma tahay qof maqalka la' ama ma haysaa ilmo maqalka la'?
➡️Waxaan kuu haynaa waxbarasho online ah oo fudud, tayo leh, kana bixi karta gurigaaga.
➡️📚 Qur'aan 📚 Af-Soomaali 📚 Xisaab 📚 English 🤟 Luqadda Calaamadaha 🏆 Shahaado
✅ Meel kasta oo aad joogto ✅ Online ✅ Si fudud
📲 Isku diiwaangeli maanta: WhatsApp: +252 615 809550
Baro Maanta, Faham Maanta, Horumar Berri.

02/06/2026

Masha Allah ❤️

02/06/2026

KU BARO QAAB ONLINE ah 📲 --✏️.
dadka maqalka la'
📖1. Qura'anka kariimka
🔤2. Higaada carabiga
3. Luqada carabiga
4. Luqada Englishta
5. Luqada somaaliga
📚6. Culuumta shareecada
🕒 Waqti walba wuu furan-yahay
Whats App https://wa.me/252615809550

13/11/2025

Farxad weyn ayay noo tahay inaan idinla wadaagno bilowga barnaamij gaar ah oo loogu talagalay walaalaheena Maqalka La'!
​Baro Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Islaamka adigoo gurigaaga jooga, si fudud oo waxtar leh!
​📚 Maxaa la Barayaa?

1. ​Qur'aanka Kariimka 📖✅️
2. ​Tarbiyeeda Islaamka 🌿✅️
3. ​Af-Soomaali & English ✍️✅️
4. ​Carabi & Xisaab 123✅️
​Tani waa Fursad Dahabi ah! Ha seegin inaad ku biirto ardayda ka faa'iideysanaysa Iftiinka Qur’aanka ee Online-ka ah.
​Isbuuca soo socda ayaan bilaabaynaa casharrada. Diiwaangeli qofka aad jeceshahay ama naftaada maanta!

​Nala wadaag farxaddan adigoo Share gareynaya, si ay u gaarto qof walba oo u baahan!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Howlwadaag
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00