15/07/2025
π Ka Faaβiideyso Fursad Dahabi ah oo Bilaash ah! π
π Online Course: Diet & Nutrition β Fahamka Cuntada iyo Caafimaadkaaga
Waxaa lagu barayaa:
π Sida cuntadaadu u saameyso caafimaadkaaga
π₯ Hab-nololeed caafimaad leh
π La tacaalidda miisaanka & cudurrada la xiriira cunto xumida
π Xirfado ku anfici doona noloshaada iyo xirfaddaada
ποΈ Taariikhda bilaabashada: 20 July 2025
β° Muddada: 10 maalmood (Online via Zoom)
π Shahaado kaqeybgal: Rasmiyan SOTCO u saxiixay
β¨ Maxaad heli doontaa?
β
Barasho toos ah oo khubaro Somali ah bixiyaan
β
Zoom live sessions + Q&A
β
Shahaado si rasmi ah laguu siiyo
β
Xiriir iyo network waxbarasho oo wanaagsan
π₯ Isdiiwaangeli hadda!
π© Ku qor magacaaga iyo email-kaaga inbox-ka ama comment-ka si aan link-ka kuugu soo dirno
π Isdiiwaan galitu waa mudo xadidan!
π¬ Wixii faahfaahin ah:
π± +252-612977310
π’ La wadaag asxaabtaada β barashada caafimaadku waa barashada nolosha!
27/04/2025
Ogeysiis Muhiim ah
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in SOTCO ay soo kordhisay koorsooyin cusub oo ku saabsan Health Science iyo Information Technology (IT).
Koorsooyinkan cusub ayaa loogu talagalay in lagu siiyo aqoon iyo xirfado muhiim ah oo ka caawin doona ardayda inay door muuqda ka qaataan horumarinta adeegyada caafimaadka iyo maamulka.
Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir:
61 2977310
Mahadsanidiin.
19/06/2024
Fadlan ka faa'iideyso seminar fogaan arag ah oo ku saabsan habka secondary data loogala soo d**o Bankiga Adduunka, Hay'adda lacagta adduunka, iyo Ururka dalalka Islaamka kadibna excel loogu hagaajiyo.
"Handling Secondary Data in WDI, WEO and OICS"
and
"Data Sorting in Excel"
Workshop-kaan waxaa ka faa'iideysan kara: Ardayda jaamacadaha, cilmi-baareyaasha, shaqaalaha dowladda/hay'adaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa caalamiga ah, iyo cidkasta oo daneyneysa.
Isdiiwaangelintu waxay ku egtahay (Modanday, 24 JUNE).
Si aad isku diiwaangeliso, nagala soo xiriir +252615797056 (WhatsApp), +252771582515 (Direct Call).
27/06/2023
Eid Mubakar dhamaan Muslimiinta gaar ahaan Umada Somaliyeed. waxaan Alle weediisaneenaa inuu naga aqbalo acmaasheena wanaagsan ciidaan ciideedana nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo Insha allah.
waxaan umada somaliyee ogeesiineenaa uguna bishaareeneenaa in xarunta tababarada Somali Online Training Courses SOTCO (SOTCO) ay dhib u bilaabi doonto tababaradi ayadoo lasoo kordhin doonto courses cusub halkaan kalsocda insha allah
25/09/2018
"HUMAN RESOURCE MANAGEMENT WORKSHOP"
β Waa Workshop Online ah, Waxaadna ka qeyb qaadan kartaa adigoo gurigaada ama goobtaada shaqo jooga.
β Waxaan ugu talo galnay dadka aan fursada u heyn iney xiisad soo xaadiraan iyo kuwa gobolada fog fog jooga.
β Waa workshopka Hada miiska inoo saaran,
Waxaadna ku qaadaneysaa shahaado iyo Documentska Workshopka oo dhameystiran.
β Way xadidan tahay tirada dadka la qaadanayo yaanan lagaa buuxin.
β Isdiiwangelintu waxay ku egtahay (Jimco, 28ka September ).
β Hadii aad daneyneyso si aad isu diiwan-geliso soo wac lambaradan.
What's Appka waa inaga so wici kartaa.
+252612605558, +252618543246
13/08/2018
"MONITORING AND EVALUATION WORKSHOP"
β Waa Workshop Online ah, Waxaadna ka qeyb qaadan kartaa adigoo gurigaada ama goobtaada shaqo jooga.
β Waxaan ugu talo galnay dadka aan fursada u heyn iney xiisad soo xaadiraan iyo kuwa gobolada fog fog jooga.
β Waa workshopka Hada miiska inoo saaran,
Waxaadna ku qaadaneysaa shahaado caalami ah iyo Documentska Workshopka oo dhameystiran.
β Way xadidan tahay tirada dadka la qaadanayo yaanan lagaa buuxin.
β Isdiiwangelintu waxay ku egtahay (Arbaco, 15ka August ).
β Hadii aad daneyneyso si aad isu diiwan-geliso soo wac lambaradan.
What's Appka waa inaga so wici kartaa.
+252612605558, +252618543246
10/08/2018
β SOTCO Online waxay idin heysaa Workshops Online ah.
β Waxaadna ka qeyb qaadan kartaa adigoo gurigaada ama goobtaada shaqo jooga.
β Waxaan ugu talo galnay dadka aan fursada u heyn iney xiisad soo xaadiraan iyo kuwa gobolada fog fog jooga.
"NGO MANAGEMENT WORKSHOP"
β Waa workshopka Hada miiska inoo saaran,
Waxaadna ku qaadaneysaa shahaado caalami ah iyo Documentska Workshopka oo dhameystiran.
β Way xadidan tahay tirada dadka la qaadanayo yaanan lagaa buuxin.
β Isdiiwangelintu waxay ku egtahay (Axad, 12ka August ).
β Hadii aad daneyneyso si aad isu diiwan-geliso soo wac lambaradan.
What's Appka waa inaga so wici kartaa.
+252612605558, +252618543246
18/07/2018
Maalin wanaagsan, Waxaan u hambalyeynayaa dhamaan ardaydii ka faa'iideysatay Wokshopkii "LEADERSHIP AND GOOD GOVERNANCE" Oo hab Online ah ku baxayay.
Inta aanan ka faa'iideysan waxaan u rajeynayaa Workshopska, Training-da iyo courseska soo socda iney ka faa'iideysan doonaan insha Allah.
Like saar Page-ka
Somali Online Training Courses SOTCO
Si aad ula socoto courseska cusub.
14/07/2018
SOTCO Online waxay idin heysaa Workshops Online ah.
Waxaadna ka qeyb qaadan kartaa adigoo gurigaada ama goobtaada shaqo jooga.
"Leadership and Good Governance"
"Hogaaminta iyo dowlad wanaaga "
Waa workshopka Hada miiska inoo saaran,
Waxaadna ku qaadaneysaa shahaado caalami ah iyo Documentska Workshopka oo dhameystiran.
Way xadidan tahay tirada dadka la qaadanayo waana 20 qof kaliya, yaanan lagaa buuxin.
Isdiiwangelintu waxay ku egtahay (Talaado, 17ka luuliyo).
Hadii aad daneyneyso si aad isu diiwan-geliso soo wac lambaradan.
What's Appka waa inaga so wici kartaa.
+252612605558, +252618543246