06/09/2026
Fursad gaar ah!
Xarunta Tababarada Xirfadaha ee Xamar waxay qiimo-dhimis weyn ku samaysay Harqaan & Fashion Design.
*Hadda waxaad xirfaddan ku baran kartaa $10 oo keliya bishii!*
Discount-ku waa muddo kooban, sidaa darteed ka faa’iidayso fursaddan oo maanta iska diiwaangeli.