Qalin digital

Qalin digital

Share

Baro xirfad qaabeeysa mustaqbalkaaga oo
๐Ÿ“Nagla soo xiriir WhatsApp
๐Ÿ“ž +252 614 471 737

20/07/2026

๐ŸŽ‰ ๐Ÿ๐Ÿ“% ๐ƒ๐ˆ๐’๐‚๐Ž๐”๐๐“ โ€“ ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž

Ma rabtaa inaad barato Graphic Design oo aad noqoto ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ž ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐š๐ก ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š?

Hadda waa fursaddaadii! ๐Š๐š ๐Ÿ๐š๐š'๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ“% ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ koorsadeenna Graphic Design Full Course.

โœ… Adobe Photoshop
โœ… Adobe Illustrator
โœ… Adobe InDesign
โœ… Behance Portfolio Building

๐Ÿ“Œ Enrollment is Limited โ€“ Isdiiwaangeli ka hor inta aysan boosasku buuxsamin.

๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 614 471 737
๐Ÿ“ง Email: [email protected]

30/06/2026

Hambalyo maalinta xurriyadda iyo midowga gobolada waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.

27/06/2026

Waxaa idiin kugu tala galnay course gaaban oo bilaash ah oo aad ku baraneysid Photoshop.

Haddii aad diyaar tahay nagala soo xiriir +252 614 4717 37

25/06/2026

Qalin digital waxay kugu talagashay isbuuca xurriyadda awgeed mini-course.

Si aad ugu faa'iideysatid ku soo biir WhatsApp group-ka coment yaala ama nagala soo xiriir WhatsApp +252 614 471 737.

01/06/2026

Mid ka mid ah ardeyda dhameesatay course-ka Graphic design oo sameeyay soo jeedin iyo falcelin ku saabsan waxa ay ka faa'iiday course-ka.

Haddii aad u bahaytahay barashada xirfadda Graphic design nagala soo xiriir Whatsapp +252614471737.

27/05/2026

Ciid wanaagsan, dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, meelkasta aad joogtaan.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ูˆุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

26/03/2026

Ma jeceshahay in aad baratid Graphic design?

Qalin digital waxey kuu haysaa

17/02/2026

Ramadaan kariim dhamaan ummadda Soomaaliyeed.

23/12/2025

Waa cashir ka mid ah xiisadda Graphic Design, cashirkaan waa Logo design.
Haddii aad xiiseyneysid brashada Graphic Design-ka waxaad ku biiri kartaa xiisada cusub ee soo aadan.

Photos from Qalin digital's post 08/12/2025

Qalin Digital waxaa sharaf u ah inay ka qayb qaadadato tababar-ka Mobile Journalism (MoJo) oo ay qabatay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Faculty of Social Science โ€“ Department of Media & Communication Studies, iyadoo uu tababarka taageerayay Fojo Media Institute โ€“ Linnaeus University, Sweden.

Qalin Digital waxay ka qeyb qaadatay naqshadaynta: Boorarka tababarka, Roll-up-yada, Batch-ka, Shahaadada rasmiga ah ee la bixiyay waxey ahayd shaqo tayo sare leh.

Waxaan mar kale uga mahadcelineynaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Department of Media & Communication Studies, wada shaqeynta quruxbadneed.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Banaadir
Mogadishu