29/08/2025
πππ¦πππ₯π²π¨, πππ¦πππ₯π²π¨, πππ¦πππ₯π²π¨.
Gudoomiyaha, gudigiisa iyo dhamaan bahda qelinjebiyaasha jmcada Horseed International waxay farxada la qeybsanayaan Teamka jamacada oo kusoo guuleystay koobka midowga jmcadaha.
Gudoomiyaha waxaa u hambalyo diiran u dirayaa dhamaan macalimiinta iyo ciyaartoydii juhdiga iyo dadaal ku bixiyeen siday u hanan lahaayeen koobkaan Hambalyo HIU championsπ.ππ
28/08/2025
πππ¦πππ₯π²π¨, πππ¦πππ₯π²π¨, πππ¦πππ₯π²π¨.
Dhamaan Naadiga Qalinjabiyaasha ee Jaamacada HIU waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan
Eng. Abdirahman M. Jeilani oo ku guuleystay abaal marinta Best Editor award ( muuqaal sameeyaha ugu wanaagsan Astaan TV.
Eng. Abdirahman Mohamed jeilani waxaa uu ka mid ahaa ardayda ka qelin jebiyay jaamacada Horseed International University faculty of computer science and Information Technology sanadkii 2017.
20/08/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenada naadiga qelinjebiyaasha ee Jaamacada horseed ayaa ka qeyb galay oo daawada ka ahaa kulankii semi finalka ee ay ciyaaraayeen xulka naadiga Horseed, ayaa guul kasoo gaaray dhigooda xulka naadiga jazeera, sidaasna finalka ay ku gaareen xulkan naadiga Horseed university.πͺπͺ
Gudoomiyaha oo dhiiro gelin siiyay ardayda xulka naadiga Horseed ayaa ugu danbeen ugu mahad celiyay guushii weyneed ay ka gaareen dhigooga naadiga kale Hambalyo Hambalyoππ
.
16/08/2025
πππ¦πππ₯π²π¨, πππ¦πππ₯π²π¨, πππ¦πππ₯π²π¨.
Dhamaan Naadiga Qalinjabiyaasha ee Jaamacada HIU waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan
Mr. Mohamed Dhure Ali oo soo afmeeray heerka labaad ee waxbarashada jaamacada (πππ¬πππ« π¨π project planning management MPPM) kana qalinjebiyay Jaamacadda πππ¦π©ππ₯π ππ§πππ«π§πππ’π¨π§ππ₯ ππ§π’π―ππ«π¬π’ππ² ee waddanka Uganda.
Mr. Mohamed Dhure Ali waxuu heerka koowaad ee waxbarashada jaamacada ka dhameeyay Kulliyada Social science department Public Administration ee Jaamacadda HIU
21/07/2025
Qalin iyo Qarni! ποΈπ
Maanta ma ahan kaliya maalin difaacasho ah, waa maalin taariikhi ah oo uu maskax, hal-abuur iyo halgan isugu tegeen. Ardayda HIU ee qalinjebinaysa, waxaad tihiin hogaamiyeyaasha berri. Cilmigiinnu ha iftiimiyo mustaqbalka!
HIU Alumni β Halyeeyada Horumarka!
21/07/2025
Waxaan hambalyo diiran hawada u marineenaa ardayda oo difaacday buugooda jmcada waxaan kusoo dhaweeneena madasha naadiga qelinjebiyaasha ee HIU Alumni(HAN).
Mustaqbal ifaayo ayaa u rajeeneena dhamaan ardayda qelinjebiyaasha.ππ
21/07/2025
Hambalyo Hambalyo leenahay ardayda oo difaacday buugooda jmcada waxaan kusoo dhaweeneena madasha naadiga qelinjebiyaasha ee HIU Alumni(HAN).