01/10/2025
Maamulka sare ee ππππ¦ππππππ ππ₯ ππ’π₯ππ₯ ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay πππ‘ππ πππππ₯π₯π’π¦π’π’π§ππ Gobolka Benadir, tababarkaas oo ay is wadajir ah u hirgaliyeen Center for Innovation and Skills - AU iyo πππ²'πππ SONEA Organization - Ω
ΩΨΈΩ
Ψ© Ψ³ΩΩΩΨ§.
Kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka guud ee Jaamacadda Mr. Abdifatah Nor Abdi ayaa u mahadceliyay Macallimiinta ka faa'iideystay tababarka, waxaana uu hoosta ka xariiqay in tababarada nuucaan uu kor u qaadayo π±π’π«πππππ π°ππ±-ππ‘π’π π’π¬ππ Macallimiinta Soomaaliyeed.
π«πππ π±πππππππ
π
π π±πππππ πππππ - π¨π π―ππππ πΌπππππππππ!
"π»πππππ
π πΊππππππ"