Darmo Accademy

Darmo Accademy Welcome to Darmo Accademy

Green dome lover 💚
02/08/2025

Green dome lover 💚

02/08/2025
02/08/2025

اللهم إن كان رزقي في السماء فأنزله، وإن كان في الأرض فأخرجه، وإن كان بعيداً فقربه وإن كان قريباً فيسر

𝗙𝗮𝗮'𝗶𝗶𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮👇✅Markasta oo wax akhriskaagu Bato waxaa kobcaysa Oo waynaanaysa Maskaxdaada Iyo Garaadkaaga✅...
18/07/2025

𝗙𝗮𝗮'𝗶𝗶𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮👇

✅Markasta oo wax akhriskaagu Bato waxaa kobcaysa Oo waynaanaysa Maskaxdaada Iyo Garaadkaaga
✅Waxaad Noqonaysaa Mufakir U Fikira Qaabka Caalamku Ufikiraan Leh Istiraatiijiyado Iyo Siyaasad Kulul
✅Waxaad Noqonaysaa Aftahan Afkiisa Ay Kabuqadaan Hadalo Dadku Jecelyihiin Bulshadana Taageero wayn Kuleh

Ibnul Qayyim wuxuu leeyahay📿“Qalbiga bani’aadamka waxa uu u baahan yahay Qur’aan iyo dikri—🫀sida jirku ugu baahan yahay ...
18/07/2025

Ibnul Qayyim wuxuu leeyahay📿

“Qalbiga bani’aadamka waxa uu u baahan yahay Qur’aan iyo dikri—🫀sida jirku ugu baahan yahay cunto iyo biyo. Haddii qalbigu waayo xuska Ilaahay, wuu qalalaa, wuu qalalaa, illaa uu ka dhinto.”📿🕊️

18/07/2025

اللَّهُمّ عَافِنِى فِى بَدنِى اللَّهُمَّ عَافِنِى فِى سَمْعِى اللَّهُمَّ عافِنى فِى بَصَرى لا إِلَهَ إِلاَّ أَنتَ

15/07/2025

إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا
[ الأحزاب: 56]

13/07/2025

Page ka followed soo dheh wll🙏

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darmo Accademy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share