26/05/2026
๐ Maanta waa Maalinta Carafo โ maalin fadligeedu weyn yahay, ducadeeduna la aqbalo.
Waa fursad qaali ah oo lagu kasbado cafiska iyo naxariista Alle. ๐ค
Ducada ugu kheyrka badan maanta oo kale waa:
โููุง ุฅููููฐูู ุฅููููุง ุงูููููู ููุญูุฏููู ููุง ุดูุฑูููู ููููุ ูููู ุงููู
ููููู ูููููู ุงููุญูู
ูุฏู ูููููู ุนูููููฐ ููููู ุดูููุกู ููุฏููุฑูโ
Ilaahay ha naga aqbalo soonka, ducada iyo cibaadada dhammaanteen.
21/04/2026
Waxaan ardeydeena iyo hal-abuurayaasheena ugu hambalyeynaynaa World Creativity & Innovation Day โ maalin u taagan fikradaha cusub iyo maskaxda wax curisa. ๐๐ก
๐ waxaan ku dhiirrigelineynaa dhammaan dhalinyarada inay muujiyaan kartidooda, abuuraan fursado, kana faaโiideystaan hal-abuurkooda si ay u gaaraan horumar dhab ah.
๐ฑ Mustaqbalka waxaa dhisaya kuwa maanta fikradahooda ka shaqeeya. Aan sii wadno barashada, hal-abuurka iyo kobcinta xirfadaha.
01/04/2026
๐๐ Hambalyo Guul Weyn! ๐๐
waxay si weyn ugu hambalyaynaysaa .amiinahmed, oo ka mid ah barayaasheena, dhammaystirka Heerka 1aad ee waxbarashada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ๐โจ
Tani waa guul muujinaysa dadaal, adkaysi, iyo goโaan adagโwaana tusaale dhiirrigelin u ah ardayda iyo dhalinyarada kale ๐ก๐
๐Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn mustaqbalka, iyo inaad sii wadato iftiiminta aqoonta aad bulshada la wadaagto ๐ค
19/03/2026
๐๐ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป dhammaan bulshada ๐
๐คฒ Alle ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii suubanaa ee aynu soo gudanay, Ha inaga dhigo kuwa ka faaโiidaystay barakada Ramadaan, kana mid noqda kuwa la cafiyey. โจ
๐ ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐
19/03/2026
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan noqono sponsor-ka ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ด๐ฒ ๐โจ
Mashruucan wuxuu isku keenay in ka badan ๐ฑ๐ฌ+ dhalinyaro firfircoon, kuwaas oo soo bandhigay hal-abuur, karti, iyo dadaal cajiib ah. ๐ฌ๐จ๐ฅ
Waxaa sharaf weyn noo ah inaan taageerno jiil koraya oo leh himilo iyo hibo muuqata. ๐
Mahadsanid dhammaan ka qeybgalayaasha iyo cid kasta oo kaalin ka qaadatay guusha mashruucan. ๐
โ horumarinta aqoonta iyo hal-abuurka bulshada. ๐กโจ
19/03/2026
Mahadsanid Engr Amiin Ahmed ๐โจ
Intii lagu jiray ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ด๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, waxaad siisay dhalinyarada fursad ay ku muujiyaan hal-abuurkooda, ku horumariyaan xirfadooda, kana helaan khibrad dhab ah. ๐จ๐ฅ
Waxaad noqotay dhiirrigeliye iyo hage u horseeday in ay is aaminaan oo ay soo bandhigaan kartidooda. ๐
Dadaalkaaga iyo waqtiga aad gelisay mashruucan waa mid si weyn loo qadarinayo. ๐ก
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ถ๐ฑ ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป! ๐