08/10/2025
Dugsiga Darul Aflah Qur an Online wuxuu qaadaneyaa Fasala Cusub oo Hifdinta quraanka kariimka iyo Higaanda ah
Fiira gaar ah Fasaladaan waxay gaar u yihiin Caruurta yer yer
Hadafkeena waa soo saarista caruur tarbiyeysan
Ku soo dhowaada Darul Aflah Qur an Online