Daldad waxa uu taageerayaa dadaalada dowladda ay ugu jirto dib u dhiska dalka, dimuqraadiyeenta doorashooyinka, xoojinta arimaha amniga iyo la dagaalanka cadawga.
Dalka iyo Dadka
DALDAD | Dalka iyo Dadka
Waa wax in la taageero mudan iyo isbadal wanaagsan in shacabku ay u codeeyaan cidda ku matalaysa dowladnimada. Sida lagu qabanaayo iyo daahfurnaanteedu waa mid laga doodi karo, hase ahaate wado ma aha in la doono doorasho aan taas ahayn iyo maanta. Siyaasiyiinta ku midoobay Golaha Mustaqbalka waxaa haboon in ay xishoodaan.
Dalka iyo Dadka | Daldad
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu