20/03/2026
Hambalyo
Dhamaan maamulka iyo macalimiinta schoolka abii_shujaac primary and secondary school waxey hambalyo ku aadann munaasabadda ciidul fidriga udirayaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan umadda soomaaliyeed waxeyna urajeynayaan caafimaad iyo nabad waarta ciiddan ciideda sama iyo sucaado nagu gaarsiiyo aamiin