Jawiga Habeennimo ee Magaalada Burco.
Burao Media
Burao Media
Adeegyada aan qabanno:
1. Duubista Meherrada.
2. Duubista Qalin-beddeshada Jaamacadaha, Macaahidda iyo Milcaamadaha.
3. Samaynta Designs-yo qurux badan.
Duubista iyo Xayaysiinta Cisbitaallada, Iskuullada, Carwooyinka iyo Dhammaan Goobaha Ganacsiga.
5.
29/03/2025
Su'aashii 28aad ee Maanta ma jirto cid ku guulaysatay jawaabta saxda ah, oo si dhamaystiran u buuxisay shuruudihii ku xusnaa waydiinta.
29/03/2025
Ka jawaab Su’aashan oo ku guulayso Abaal-marin lacageed.
Shuruudda Guulaystaha looga baahan yahay waa:
1.In aad Follow iyo Like-ba saarto page-kan.
2. in aad Subscribe garayso Youtube Channel-ka.
3.In aad Subscribe garayso Telegram Channel-ka.
4. In aad Follow garayso TikTok-Ta.
5. in aad share garayso Postgan.
6. in aad ku mention-garayso Saddex Qof oo ka mid ah Asxaabtaada.
https://www.facebook.com/nasteexmedia
www.tiktok.com/.media
https://www.youtube.com/
https://t.me/Diinteenna_Macaan
28/03/2025
Guulaystaha Su'aashii 27aad ee Nasteex Media baahisay waxaa ku guulaystay oo nasiib u helay Mohamed TG.
Isku day iyo nasiib wacan!
27/03/2025
Guulaystaha Su'aashii 26aad ee Nasteex Media baahisay waxaa ku guulaystay oo nasiib u helay Khadar Mohmout.
Isku day iyo nasiib wacan!
26/03/2025
Su'aashii 25aad ee Xalay ma jirto cid ku guulaysatay jawaabta saxda ah, oo si dhamaystiran u buuxisay shuruudihii ku xusnaa waydiinta.
25/03/2025
Su'aashii 24aad ee Xalay ma jirto cid ku guulaysatay jawaabta saxda ah, oo si dhamaystiran u buuxisay shuruudihii ku xusnaa waydiinta.