22/03/2026
Welcome Back๐ช
Dhammaan Ardayda iyo Waalidiinta waxaa lala socodsiinaya in Maalinta bari ah Uu inoo furmi doono iskuulka,
Sidoo kale waxaa la galayaa biri oo inoo bilaabmi doona imtixaanka shahriga Ah ee labaad ee sanad dugsiyeedka.
Jadwalka waa idin diyaarโค๏ธ
NB: Fadlan Ardadu ha ilaaliyan oo hadhowran Waqtiga insha allah๐
23/11/2025
Munaasabada Maalinta macalinka soomaaliyeed๐๐ฏ
Shalay oo aheyd maalin sabti ah taariikhduna ku asteysneed 22-11-2025
Iskuulka ka'ab bin malik Primary and secondry school waxaa inoogu qabsoomay xafladii lagu maamuusayay maalinta macalinka soomaaliyeed xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda iskuulka waxan leenahay ardaydeena hormar wacan ayaan idin rajeyneynaa.
Maamuuska macalinka laguma soo koobi karo oo kaliya hal maalin macalinku waxa uu mudan yahay in maalin waliba maamuus loo sameeyo waxan leenahay macalin waligaa kor ahow noqona mid ku haga ardayda wada saxan iyo dariiqa wanaagsan.๐ฏ๐
Mahadsanidiin๐
22/11/2025
๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ 22-11-2025, waxaa si habsami leh inoogu socday Tartanka kubada cagta ee iskuulka ka'ab bin malik Primary and secondry school halkaas oo ay maanta ay ku bara tartamaayeen fasalada kala ah
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 2 Iyo ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 3 , waxaana dhexmartay ciyaar aad u qurux badan si Gooni ahna xamaasad u laheyd.
waxa ay kusoo idlaatay Kulanada la ciyaaray maanta:
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1 oo dhaliyay (4 ๐ด๐ผ๐ฎ๐น)
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 4 oo dhaliuay (4 goal)
Halkaas waxaa maanta Gabi ahaanba kusoo afjarmay tartamada group stage iyagoona loo gudbaya Qeybta SEMI FINAL-ka ah.
kulankaa maanta waxaa loo kala qiimeynayay cida groupka hogaamin laheyd. Waxan rajeynaa tartamada soo socda in ay si habsami leh inoogu soo dhamaadaan insha allah.
WABILLAAHI TOWFIIQ.
21/11/2025
Mahadsanid macalin ๐
Maalinta la bilaabay toosinta ardayda waxaa dhabarka ka riixaya qof la yiraahdo MACALLIN. Waa qof aan aragti ku noolayn ee mustaqbal ku nool; qof aan mushahar kaliya ku shaqayn ee masโuuliyad ku shaqeeya; qof aan magaca doonayn, balse jiil dhisa.โ
โMaanta waa maalintoodaโฆ maalinta dadkii maskaxdeenna taabtay, qalbiyadeenna hagay, oo nolosheena ka dhigay mid macno leh. Macallinka waa kan hal eray ku beddeli kara nolosha arday, hal dhiirigelin ku abuuri kara kalsooni, hal tilmaam ku badbaadin kara mustaqbal.โ
โMacallin waa kan subax walba soo toosa isagoo og in uu noqonayo dhiirigelinta qof kale. Waa kan cashar kasta ku dara kalgacal, dulqaad iyo damiir shaqo. Waa kan aan ka qarin karin qaddarintiisa, xataa haddii aynaan hadal u sheegin, qalbiga ayaa mahad daadinaya.โ
Hambalyo Dhamman macalimiinta Soomaaliyeed๐๐
15/11/2025
๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ 15-11-2025, maanta oo ah maalin 4aad ee tartanka waxaa si habsami leh inoogu socday Tartanka kubada cagta ee iskuulka ka'ab bin malik Primary and secondry school halkaas oo ay maanta ay ku bara tartamaayeen fasalada kala ah
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1 Iyo ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 4 , waxaana dhexmartay ciyaar aad u qurux badan si Gooni ahna xamaasad u laheyd.
waxa ay kusoo idlaatay Kulanada la ciyaaray maanta:
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1 oo dhaliyay (7 ๐ด๐ผ๐ฎ๐น)
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 4 oo dhaliuay (5 goal)
Halkaas waxaa maanta Gabi ahaanba kusoo haray group stage ka fasalka 4aad ee Dugsiga sare, isaga oo kulan h**e uu lahaa bixiyay dhibcihiisa. waxaan leenahay dadaal iyo juhdi ayaad muujiseen insha allah waxa idin rajeyneynaa sanadka danbe iyo dadaalkan iyo in kasii badan ah.
Waxaana Guusha Ku Qaaday halkaas ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 1๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ /๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1
Waxaan leenahay Hambalyo Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1๐ฅ
08/11/2025
๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ 8-11-2025, maanta oo ah maalin 3aad ee tartanka waxaa si habsami leh inoogu socday Tartanka kubada cagta ee iskuulka ka'ab bin malik Primary and secondry school halkaas oo ay maanta ay ku bara tartamaayeen fasalada kala ah
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 3 Iyo ๐๐ซ๐๐๐ 7 , waxaana dhexmartay ciyaar aad u qurux badan si Gooni ahna xamaasad u laheyd.
waxa ay kusoo idlaatay Kulanada la ciyaaray maanta:
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 2 oo dhaliyay (5 ๐ด๐ผ๐ฎ๐น)
Fasalka ๐๐ซ๐๐๐ 7 oo dhaliuay (4 goal)
Halkaas waxaa maanta Gabi ahaanba kusoo haray group stage ka fasalka 7aad ee Dugsiga dhexe, waxaan leenahay dadaal iyo juhdi ayaad muujiseen insha allah waxa idin rajeyneynaa sanadka danbe iyo dadaalkan iyo in kasii badan ah.
Waxaana Guusha Ku Qaaday halkaas ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 3๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ /๐
๐จ๐ซ๐ฆ 3
Waxaan leenahay Hambalyo Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 3๐ฅ
25/10/2025
๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ 25-10-2025, maanta oo ah maalin labaad ee tartanka waxaa si habsami leh inoogu socday Tartanka kubada cagta ee iskuulka ka'ab bin malik Primary and secondry school halkaas oo ay maanta ay ku bara tartamaayeen fasalada kala ah
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 2 Iyo ๐๐ซ๐๐๐ 7 , waxaana dhexmartay ciyaar aad u qurux badan si Gooni ahna xamaasad u laheyd.
waxa ay kusoo idlaatay Kulanada la ciyaaray maanta
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 2 oo dhaliyay (7 ๐ด๐ผ๐ฎ๐น)
Fasalka ๐๐ซ๐๐๐ 8 oo dhaliuay (3 goal)
Halkaas waxa Guusha Ku Qaaday ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 2๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ /๐
๐จ๐ซ๐ฆ 2
Waxaan leenahay Hambalyo Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 2๐ฅ
18/10/2025
๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ 18-10-2025, waxaa si toos ah inoogu daah furmay Tartanka Kubada Cagta ee iskuulka ๐๐'๐๐ ๐๐ข๐ง ๐๐๐ฅ๐ข๐ค ๐ฉ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ซ๐ฒ & ๐๐๐๐จ๐ง๐๐ซ๐ฒ ๐ฌ๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ, Halkaas oo ay maantu ku daahfureen Fasalada kala ah:
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1 Iyo ๐๐ซ๐๐๐ 8 , waxaana dhexmartay ciyaar aad u qurux badan si Gooni ahna xamaasad u laheyd.
waxa ay kusoo idlaatay Kulanada la ciyaaray maanta
Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ ๐จ๐ง๐ oo dhaliyay (15 ๐ด๐ผ๐ฎ๐น)
Fasalka ๐๐ซ๐๐๐ 8 oo dhaliuay (6 goal)
Halkaad waxaa Guusha Ku Qaaday ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 1๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ /๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1
Waxaan leenahay Hambalyo Fasalka ๐
๐จ๐ซ๐ฆ 1 ๐ฅ
22/09/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH
Dhammaan Bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiinaya in iskuulka Hoose/Dhexe iyo Sare ee ๐๐'๐๐ ๐๐ข๐ง ๐๐๐ฅ๐ข๐ค laga bilaabi doono afarta maado ee ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ ๐๐๐ฏ๐ท๐ฒ๐ฐ๐๐-๐ธ๐ฎ gelinka Danbe.
Iskuulka waxa uu ku yaalaa Degmada kaaraan Gaar ahaan waxa uu ku aadan yahay saldhiga kaaraan.
Wixii faahfaahin ah kala xirir number-telephone ka
โ 252615033452 / 252618467297
MAHADSANIDIIN
06/09/2025
Ogeysiis, ogeysiis, ogeysiis
Dhamaan bulsha weynta ku nool magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in iskuulka ka'ab bin malik uu bilaabay qaadashada ardayda cusub ee maalmaha khamiista iyo jimcaha ah. Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
252615033452
252618467297