Malik Academy

Malik Academy Malik Academy is an English Learning Academy for Youth

24/12/2025

Faah faahin ku saabsan Malik Academy πŸ“

21/12/2025

Diiwaan gelinta dufcada 3aad way furantahay πŸ“πŸ“
Hadda is diiwaan geli .
Wa.me/+252615963785

~ BISMILLAH ~ 20/12/2025 πŸ“Waxaa si rasmi ah u furan DIIWAAN GELINTA DUFCADA 3AAD EE MALIK ACADEMY ( Akademiyad lagu bart...
20/12/2025

~ BISMILLAH ~ 20/12/2025 πŸ“
Waxaa si rasmi ah u furan DIIWAAN GELINTA DUFCADA 3AAD EE MALIK ACADEMY ( Akademiyad lagu barto luuqada Englishka oo qaab Online ah ).
Diiwaan gelinta maanta ayay furmatay waxay furnaaneysaa ilaa iyo 2da Bisha January 2026 Haddu Alle idmo.
Nagu soo biir si aad u noqoto Aqoon yahan dhanka Luuqada Englishka πŸ“βœ¨οΈ

TOMORROW πŸ“βœ¨οΈ
19/12/2025

TOMORROW πŸ“βœ¨οΈ

04/12/2025

MALIK ACADEMY WAA ISKUUL ONLINE AH OO LAGU BARTO LUUQADA ENGLISHKA. MACALLINKA : WAA USTAAD MOHAMED SALMAN ... Goordhow diyaar u noqo diiwaan gelinta dufcada 3aad

06/10/2025

Faah faahin ku saabsan sida aan u bixino koorasyadeena πŸ“Œ

Waxaa furan diiwaan gelinta dufcada 2aad ee Malik ACADEMY .. Wa.me/+252615963785

03/10/2025

- MALIK ACADEMY -
Kusoo dhawaada MALIK ACADEMY
Waxaa furan diiwaan gelinta "dufcadda 2aad" ee barashada Luuqada, qeybaha kala duwan ee Englishka sida:
1. Basic English Course ( Kooras Bilow ah )
2. Intermediate English Course ( Dhex-dhexaad ah )
3. Grammar Course ( Naxwaha Luuqada ).
--------------- Diiwaan gelintu waxay ku egtahay 10/10/2025 ------------------

01/08/2025

Laba maalin oo janis ah
20% discount

01/08/2025

Xaqiiqooyin kusaabsan barashada luuqada Englishka :-
1. Englishka waa luuqad sahlan
2. Englishka wax walba ayay kaa caawinaysaa
3. Englishka Grammar la aan waxba kuuma tarayo
4. Englishka barashadiis sanado ayy ubaahntahay
5. Englishka ku dhex jir ayuu rabaa
6. Englishka ereyo badan ayaa laga bartaa ( aad ayy muhiim utahay )
7. Inta aad bilow tahy ha fiirin maxaan saxay iyo maxaan qalday ee hadal
8. Englishka wuxuu kugu xiraa caalamka kale
9. Englishka 4ta xirfadood uu leeyahy ku ddaal ( dhageysiga , qorida , aqrinta , ku hadalka )
10. Naftaada adiga ayaa ku hor marin kara barashada luuqada

Xogta oo kooban
25/07/2025

Xogta oo kooban

Address

Wadajir District/Halane Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Malik Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share