26/05/2026
๐โจ Ciidul Adxaa Mubaarak โจ๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda, howlwadeennada, macallimiinta, iyo maamulka Faculty of Medicine and Surgery.
Sidoo kale waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Muslimiinta iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ciidanna ha nooga dhigo mid nabad, caafimaad, barwaaqo iyo farxad ku dhammaata.