07/07/2024
Sanadka Cusub Alle kheyr kiisa ha ina siiyo 1446 Hijriyah
Wadani waa bidhamiyaha aqoonta
07/07/2024
Sanadka Cusub Alle kheyr kiisa ha ina siiyo 1446 Hijriyah
16/06/2024
Ciid wanaagsan dhamaan ummadda muslimiinta gaar ahaan ummadda soomaaliyeed eid mubarak
12/06/2024
Waa dabaal degga xafladda ahne isbuuca farxadda
11/06/2024
Waa dufcaddii 4aad ee gar gaarka deg degga dhameesay hambalyo kun jeer
06/06/2024
Hambalyo Hambalyo waa Dufcaddii 4aad ee gar gaarka degga ah cilmiga aad barateen Alle ha idinku anfaco waa maalin taarikh ah 6 Jun 2024 Himilo Hall Academy for higher educa
05/04/2024
Waa tartan aqooneedkii bisha ramadaan oo taaba galinaayay iskuulka Wadani Academy For Higher Education wanna sanadkii 7aad oo xirir ah guushana waxa raacday group wadani
10/03/2024
Ramadaan kariim DHamaan muslimiinta gaar ahaan ummadda soomaaliyeed Alle soonka ha inaga aqbalo Aamiinta waa dhankiina