Kafa’ideysi fursadan
iForge-Somalia
iForge - Where Education and Innovation Converge ~ Founder
Wax ka ogow 3d printed
“Waxaa si guul leh u soo dhammaaday Makerthon 3D Printing oo ay ka qayb galeen arday hal-abuur leh. Intii uu socday tartanka, ardaydu waxay soo bandhigeen naqshado 3D ah oo ay si xirfad leh ugu daabaceen 3D printer.”
“Qaar ka mid ah mashruucyada la soo bandhigay waxay diiradda saareen xalinta dhibaatooyin nolol maalmeed, sida self water plants , bed lambs, iyo naqshado fududeeya isticmaalka tiknoolajiyada.”
“Ardaydu waxay muujiyeen hal-abuur, karti
farsamo, iyo faham ku saabsan sida tiknoolajiyada 3D printing ay bulshada wax uga tari karto.”
“Makerthon-kan wuxuu noqday madal dhiirrigelin u ah dhalinyarada, kuna baraya inay fikradahooda u beddelaan xal muuqda oo la taaban karo.”
✨ “Hambalyo dhammaan ardaydii ka qayb qaadatay!”
Waxa si qurux badan inogu qabsoome Bandhig aqooneed oo ku saabsan 3D Print & Hal-abuurka Dhalinyarada 🚀 Kaso Ka dhacay Xarunta SODMA INSTITUTE , halkaas oo ardayda lagu baray sida hal-abuurkooda 💡 loogu bedeli karo wax la taaban karo oo muuqda, isla markaana loo dhiirrigeliyo inay noqdaan hormuudka isbeddelka iyo horumarka mustaqbalka 🌍✨.
Barnaamijkan wuxuu xoojiyey fahamka tiknoolajiyadda casriga ah, kobcinta xirfadaha farsamo, iyo dhisidda kalsoonida dhalinyarada si ay u abuuraan fursado cusub oo ganacsi iyo horumar bulsho 📈🚀, isagoo muujinaya sida aqoonta iyo hal-abuur loo hormarinayo si loo gaaro mustaqbal ifaya 🌟.
Mahadcelin SODMA INSTITUTE taageerada iyo wada shaqeynta qiimaha leh 🏠💡.
Waxa si qurux badan inogu qabsoome Bandhig aqooneed oo ku saabsan 3D Print & Hal-abuurka Dhalinyarada 🚀 Kaso Ka dhacay Xarunta Dhambaal Institute, halkaas oo ardayda lagu baray sida hal-abuurkooda 💡 loogu bedeli karo wax la taaban karo oo muuqda, isla markaana loo dhiirrigeliyo inay noqdaan hormuudka isbeddelka iyo horumarka mustaqbalka 🌍✨.
Barnaamijkan wuxuu xoojiyey fahamka tiknoolajiyadda casriga ah, kobcinta xirfadaha farsamo, iyo dhisidda kalsoonida dhalinyarada si ay u abuuraan fursado cusub oo ganacsi iyo horumar bulsho 📈🚀, isagoo muujinaya sida aqoonta iyo hal-abuur loo hormarinayo si loo gaaro mustaqbal ifaya 🌟.
Mahadcelin
Dhambaal Institute taageerada iyo wada shaqeynta qiimaha leh 🏠💡.
✨ FURSAD HAL-ABUUR
Haddii aad tahay designer 🎨, hal-abuur leh 💡, ama qof raba inuu wax barto 📚…
👉 Tani waa fursaddaada!
⸻
KA QAYBQAADO 3D PRINTING MAKERTHON
Soo gudbi design-kaaga , ku daabac 3D , kuna tartan abaalmarinno dhab ah 🏆.
⸻
Waxaan abuureynaa mustaqbal ay dhalinyaradu ku dhisaan:
• Aqoon
• Xirfad
• Fursado dhab ah
⸻
📩📞 SIDEED UGU QAYBQAADAN KARTAA?
Fadlan ku dir design-kaaga (STL format )
📱WhatsApp : +252 61 299 5802
⸻
🌐🔗 NALA SOO XIRIIR
•Website:
👉 https://innovatorsforge.com/
•TikTok:
👉 https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-93mVYIws9Y5
05/02/2026
Waxaan si rasmi ah idiinku casuumaynaa Makerthon gaar ah oo ku saabsan 3D Printing, halkaas oo designers-ka iyo hal-abuureyaasha ay kusoo gudbinayaan naqshadahooda (3D designs) kadibna lagu tartami doono 🎨📐.
📍 Goobta: Beydan Cafe – Xamarwayne
📅 Taariikhda: 17-Febraayo-2026
🎯 Ujeedada barnaamijka:
– In la dhiirrigeliyo 3D Printing & Design
– In la helo naqshado hal-abuurnimo, qurux iyo wax-tar leh
– In la abuuro bulsho ay ku kulmaan makers & designers Soomaaliyeed
🏆 Abaalmarinno la heli karo:
🥇 1-aad: $50 USD
🥈 2-aad: 300g PLA Filament
🥉 3-aad: 150g PLA Filament
04/02/2026
Today, our institute and IForge joined in a collaborative partnership to support Somali youth.
Through this collaboration, students will gain hands-on experience, use digital fabrication tools, and have the chance to turn their ideas into real creations.
As an institute, we are committed to nurturing today's generation-building skills, fostering creativity, and empowering young people to shape their future .
-Somalia
03/02/2026
Fikradahaaga ka dhig wax la taaban karo! 🏗️✨
Ma doonaysaa in fikradahaaga (Ideas) aad ka soo saarto maskaxda iyo waraaqaha oo aad u beddesho wax dhab ah oo la taaban karo?
Kusoo biir koorsada 3D Printing Course oo ay iska kaashanayaan Somali Digital Media Academy (SODMA) iyo iForge Innovators. Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
✅ 3 Bilood oo tababar Modelling & Printing ah.
✅ Sida loo nashqadeeyo (Design) iyo sida loo daabaco (Print).
✅ Sida loo sameeyo Architectural Models casri ah.
Ha lumin fursadan dahabiga ah ee aad ku baranayso xirfadaha tiknoolajiyadda casriga ah!
📅 Is-diiwaangelintu way furan tahay!
iska diiwaan gali link-ga hoose:
https://forms.gle/pomjjh18GbyunqNb8
📞 Kala xiriir: +252 615 676 707 / +252 (0) 858845
📍 Ama booqo xarunta akadeemiyada.
07/05/2025
📢 LIVE Webinar! Hosted by iForge Kenya
🚀 Sidee 3D Printing u beddelayaa mustaqbalka ganacsiga dhalinyarada Afrika?
🎙️ Lakun Qubaradeena:
Stacy Kariuki – Moderator
Hassan Ali – CEO iForge
Abraham Mwaura – Biomedical Engineer
🗓 08 May, 2025
🕖 7:00PM - 9:00PM (Nairobi Time)
📍 Online – Hosted by iForge Kenya
Hadii aad xiiseyneyso commenti-ga kusoo qor “INTERESTED”
Join Zoom Meeting
https://simad-edu-so.zoom.us/j/84889333992?pwd=GbakaahG4r17AN997a04FXaZ1P2Na2.1
01/05/2025
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka.
Adinka ayaa ah laf-dhabarta horumarka iyo hal-abuurka 💪🌍
28/04/2025
𝐅𝐨𝐮𝐧𝐝𝐞𝐫 & 𝐂𝐄𝐎 𝐢𝐅𝐨𝐫𝐠𝐞, 𝐇𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐥𝐢, ayaa ka qeyb galay tababarka xirfadda Product Design and Manufacturing oo la adeegsanayo 3D Printing, kaas oo si rasmi ah loogu qabtay xarunta FabLab Mogadishu , oo hoostagta SIMAD University .
Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay 𝐢𝐅𝐨𝐫𝐠𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 iyadoo ay martigalisay SIMAD University , ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 𝟐𝟓𝟎 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲. Ardaydu waxay soo bandhigeen mashaariic hal-abuur leh oo ay si madax-bannaan u naqshadeeyeen iyagoo isticmaalaya 3D teknoolojiyada cusub.
Ujeedada tababarku waxay ahayd kobcinta xirfadaha hal-abuurka iyo warshadaynta casriga ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed. 🚀✨
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu