Circular Economy Innovations

Circular Economy Innovations

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Circular Economy Innovations, Trade school, Khalifa Tower, KM5, Wadajir, Mogadishu.

26/02/2026

Ogeysiis dhamaan traders ka jooga Somalia, gaar ahaan Muqdisho waxaa la ogeysiinayaa in ay nagala soo qeyb galaan events ka sabtida ka kadhici doono Hall ka Summer ka soo jeedka hayat super market zoobe. Hadaba saad ugu qeyb gasho event gaan taabo link gaan kadibna buuxi form ka mahadsanidiin. Linkigaa comentka koowaad baa ka hele

06/01/2026

Ku soo dhawaada circular economy innovations waxaa inoo bilaabmay courses ka kala duwan ee suuqa online trading fadlan aqoontada kor u qaad oo ka faaiidayso oo noqo qof isku filan 2026 ka.

https://forms.gle/WYNkfXLw2FRfyrcj8

Foomka Isdiwaangelinta CEI Academy 13/12/2025

CLASS cusub ee bilaabanaya 2026, iska diiwaan geli halkan.

Foomka Isdiwaangelinta CEI Academy Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dhalinta soomaaliyeed ee daneyneyso barashada suuqa sarifka lacagaha qalaad, in academy yada CEI idiin bilaabeysaa classes cusub, hadaba saad ugu faaideysato iskaa diwaan geleey formka. Waa lula soo xariir. Haddii aad degdegsantahay nagala soo xariir : +252771000066 Wh...

10/12/2025

HFM waxay qabaneysaa simenar, trader kasta wuu kasoo qeyb galikara haduu muqdisho joogo events ama siminar kaan, saad uga qeyb gasho iska diiban geli link ga qeybta bio ga kuu dhignay iyo comment 1aad link ga

23/08/2025

Sida Shirkad Broker Affiliate looga noqdo gaar ahaan shirkadda broker ee ugu fcn HFM taas oo aan kugula talineyno inaa iska diiwaan galise
Qeybt 2aad

23/08/2025

Baro sida Shirkad Broker Affiliate looga noqdo anagoo ku tuseyna habka la isku diiwaan galiyo iyo shirkadda broker ee ugu fcn taasoo aan kugula talineyno inaa iska diiwaan galise
Qeybt 1aad

19/08/2025

Halkan Waa Circular Economy Innovations Hoyga Forex-ka Somalia
Waxan kaa dhigi doonnaa qof isku filan aqoon ahaan iyo dhaqaala ahaanba

13/08/2025

•"Catching pips like a pro! Ready for the next breakout? "

05/08/2025

"Turn market moves into money moves.
WhatsApp 771000066

02/08/2025

Falanqeentii fusrsadii ay bixisay EURUSD asbuucii lasoo dhaafay qeybteedi labaad

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Khalifa Tower, KM5, Wadajir
Mogadishu