Somali Wiki

Somali Wiki

Share

SomaliWiki (Dhaxalreeb) waa bar loogu talo galay inay noqot keyd aqooneed ay Soomaalidu leedahay. Qof kasta oo wax qiime leh haya ayaa wax ku soo qori kara

27/11/2022

Barta Somaliwiki waxaa loogu talogalay inay noqoto meel ay ku urursan yihiin wixii taariikh iyo aqoon ah ee ku saabsan Soomaalida, si dhallinyaradu u helaan aqoonta muhiimka ee ay u baahan yihiin. Waxaan rajeynayaa inaan halkan isugu keeno dhammaan qoraallada la xiriira taariikhda dadka, dalka iyo diinta, si qofka Soomaaliga ah ay ugu suurtogasho inuu afkiisa hooyo kaga bogto macluumaadka uu u baahan yahay.

Howsha Somaliwiki waxay isugu jiri doontaa in la soo ururiyo wixii horay loo qoray, kuwa aan la qorina in dib loo qor si qoraalladaas ay uga faa’iideysan karaan dadka doonayaa inay wax ka kororsadaan taariikhda iyo aqoonta dalka iyo dadka.

Bartaan waxaa la abuuray 2017kii, xogo badan way ku jiraan, kuwa dhimmana waa lagu darayaa insha Allaah.

Qorayaasha
Waxaan soo dhoweynaa qof kasta oo awooda inuu soo diyaariyo qoraal ka hadlaya taariikh ama aqoon ku saabsan dalka iyo dadka, waxaan xuseynaa xuquuqdiisa qoraanimo.
Waxaad wax ka soo qori kartaa qaybaha kala duwan ee noloshada sida:
- Taariikhda dalka iyo shaqsiyaadka Soomaaliyeed ee magaca leh sida siyaasiyiinta, aqoonyahannada, culimada, Haweenka iwm.
- Fanka, Suugaanta, isboortiga iwm
- Buugaagta ay qoreen Soomaalida, (luqad kasta).

Fadlan nagala soo xiriir barteena Facebook.
www.facebook.com/somaliwiki
booqo boggeena.
www.somaliwiki.com
faahfaahin dheeri ah nalgala soo xiriir WhatsApp
0615507800

Taariikh-nololeedkii Prof Cali Xasan Maxamed 15/03/2017

Allaha u naxariisto Prof. Cali Xasan. Wax weyn ayuu taray waxbarashada Soomaaliya.

Taariikh-nololeedkii Prof Cali Xasan Maxamed Prof Cali Xasan wuxuu ku dhashay magaalada Ceeldheer sanadkii 1944kii. Wuxuu ku barbaaray Muqdisho i...

Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN) 14/02/2017

Baro taariikhda abwaankii suugaanta waxbarashada iyo dhaqanka. La wadaag saaxiibadaa.

Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN) Xasan Sheekh Muumin wuxuu ku dhashay magaalada Boorame hilaadihii 1930.kii Caa’ilad reer diineed ayu...

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Makka Almukarama Road
Mogadishu