Mogadishu Online Academy

Mogadishu Online Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mogadishu Online Academy, School, jaalesiyaadread, Mogadishu.

ku soo dhawoow Mogadishu Academy waxaan bixinaa online courses kala ah ✅️Adobe photoshop✅️ Adobe illustrated ✅️Adobe in design✅️ Basic computer✅️mobile graphic design ✅️Facebook Growth ✅️Mobile Video Editing Nagala soo xariir https://wa.me/+252612581313

26/08/2026

GUDIGA SARE EE DUGSIGA HALGAN WAXAY MAAMULAHA QABTA GALAB U MAGACAABEEN USTAAD Ismail Hassan Abdulle

Gudiga sare ee dugsiga Halgan waxay maamulaha qaybta galab u magacaabeen ustaad ismail hassan abdulle waxaan alle ka baryeynaa in mas'uuliyada culus loo igmaday u fududeeyo

Waxii faahfaahin ah kala xariir
Xafiiska warfaafinta dugsiga

𝗡𝗲𝘄 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲 𝗠𝗶𝗰𝗿𝗼𝘀𝗼𝗳𝘁 𝗚𝘂𝗶𝗱𝗲waa course aad ubalaaran oo kakooban 3-da barnaamij ee kala ah Microsoft 𝘄𝗼𝗿𝗱, 𝗘𝘅𝗰𝗲𝗹 Iyo 𝗣𝗼𝘄𝗲𝗿...
13/07/2026

𝗡𝗲𝘄 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲 𝗠𝗶𝗰𝗿𝗼𝘀𝗼𝗳𝘁 𝗚𝘂𝗶𝗱𝗲
waa course aad ubalaaran oo kakooban 3-da barnaamij ee kala ah Microsoft 𝘄𝗼𝗿𝗱, 𝗘𝘅𝗰𝗲𝗹 Iyo 𝗣𝗼𝘄𝗲𝗿𝗽𝗼𝗶𝗻𝘁 course-kaan oo dhamaystiran wuxuu hada diyaar kugu yahay Mogadishu Online Academy oo ah 𝗠𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗵𝗲𝗹𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗰𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲-𝘀𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗿𝘀𝗲𝗲𝗱𝗮𝘆𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘁𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗼 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝗺𝘂𝗱𝗼 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗮𝗻
𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 Galiso lasoo xiriir bahada Mogadishu👇
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏2581313

SEMINAR KU SAABSAN SIDEE LOOGU GUULEESTAA IMTIXAANKA DOWLADAMa doonaysaa inaad ku guulaysato Imtixaanka Dowladda?Ka qayb...
05/06/2026

SEMINAR KU SAABSAN SIDEE LOOGU GUULEESTAA IMTIXAANKA DOWLADA

Ma doonaysaa inaad ku guulaysato Imtixaanka Dowladda?

Ka qayb gal seminar-ka:
📚 SIDEE LOOGU GUULEESTAA IMTIXAANKA DOWLADDA

🎤 Ismail Hassan Abduule
Founder of Mogadishu Online Academy

📅 8 June 2026
⏰ 8:00 PM
💻 Google Meet

📲 WhatsApp: 615489362

Diyaar garow maanta, guulna gaar berri!

14/03/2026

Muqalkan kooban maanta waxaan ku sameeyey CapCut, aniga oo raacaya steps-kii aan ku sharaxay cashirka 43-aad ee coursada Mobile Video Editing Master Class.

Hadi aad rabto inaad barato Koorsadas Nagala soo xariir 👇👇👇
👉https://wa.me/+252612581313

J7MCA MUBARAK DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AAD DUNIDA KA JOOGTAAN
12/12/2025

J7MCA MUBARAK DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AAD DUNIDA KA JOOGTAAN

HAMBALYO DHAMAAN BARAYAASHA SOOMAALIYEED dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimah...
21/11/2025

HAMBALYO DHAMAAN BARAYAASHA SOOMAALIYEED

dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee maalinta macalinka Soomaaliyeed 21 November

SAADAALI KULANKA MAANTA OO KU GUULEESO KOORSO FREE AHSaadaali kulanka ciyaarta finalka xiisaha leh ee degmooyinka gobolk...
06/11/2025

SAADAALI KULANKA MAANTA OO KU GUULEESO KOORSO FREE AH

Saadaali kulanka ciyaarta finalka xiisaha leh ee degmooyinka gobolka banaadir u dhaxeysa degmooyinka 𝗛𝗼𝘄𝗹𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴 iyo 𝗪𝗮𝗿𝘀𝗵𝗶𝗶𝗸𝗵 oo galabta ka dhacaya Mogadishu Stadium.

31/10/2025

🎓 Mogadishu Online Academy

Waa madal waxbarasho casri ah oo bixisa koorsooyin xirfadeed oo online ah, si loo siiyo dhalinyarada Soomaaliyeed fursad ay ku bartaan xirfado shaqo iyo aqoon waxtar leh.

Koorsooyinkeena:

Basic Computer

Graphic Design

Video Editing

Mobile graphic design

Mobile Video Editing

Cryptocurrency

Facebook Growth

“Learn Anywhere, Anytime — Your Future Starts Here.”

Xiriir: 📧 [email protected]
📞 +252 61 2581313

𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗖𝗔𝗝𝗜𝗜𝗕 𝗔𝗛 🎉Kafaa'ideyso hada, waxaa goor dhow bilaaban doono  koorso oo online ah oo lagu kobcinaayo xirfadahaaga...
20/10/2025

𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗖𝗔𝗝𝗜𝗜𝗕 𝗔𝗛 🎉

Kafaa'ideyso hada, waxaa goor dhow bilaaban doono koorso oo online ah oo lagu kobcinaayo xirfadahaaga aasaasiga ah ee GRAPHIC DESIGN KA

GRAPHIC DESIGN Waxaad ku baran doontaa aasaaska isticmaalka kombiyuutarka min bilow ilaa heer sare.

Maanta iska diiwaangeli si aad uga mid noqoto ardayda heli doonto fursadaha gaarka ah 💻.

Wixii Faafaahin Ah nagala soo xiriir What's App https://wa.link/612581313






Mogadishu Academy  iyo Halgan Primary and Secondary School waxa ey idiin qabanayaan seminar ciwaankiisu yahay ("The powe...
19/10/2025

Mogadishu Academy iyo Halgan Primary and Secondary School waxa ey idiin qabanayaan seminar ciwaankiisu yahay ("The power of a Growth mindset:Unlocking Your full potential")

Seminarka waxaa bixin doona 𝗠𝗿. Abdullahi Abdulaziz Muktar

𝗟𝗼𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻: Google Meet
𝗗𝗮𝘁𝗮: 30/10/2025
𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲: 𝗬𝗲𝘀

Halkan ku biir si aad ula socato 👇
https://chat.whatsapp.com/HuPWWP2VXuW9yiknLlIQ1l?mode=ems_copy_t

more information, please call us:
WhatsApp: https://wa.me/+252612581313

Faafaahin: 0612581313

Address

Jaalesiyaadread
Mogadishu
MOGADISHU

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category