18/04/2025
♤ OGEYSIIS OGEYSIIS ♤
Waxaa la ogeysiinayaa cidwalba oo daneeneesa barashada quraanka kariimka iyo farbarka.
In markazka Quraan Online: Diyaar uyahya haqabtirka baahida diimeed ee ka jirta qurbaha.
Kubaro Mudo kooban. I.a