Skill Kaabe

Skill Kaabe

Share

πŸš€ Baro Web Development: HTML, CSS, JS, React & GitHub – xirfaddaada mustaqbalka ha bilaabato maanta!

14/06/2025

πŸŽ“πŸ’» Koorso Cusub oo Frontend Web Development ah ayaa Bilaabatay! πŸš€

Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo Website-yo Qurux Badan oo Casri ah?
Waa fursaddaada! βœ…

Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammeystiran oo bilow ilaa heer xirfadle ah ah, waxaadna ku baran doontaa:

🌐 HTML – Baro qaab-dhismeedka bogagga
🎨 CSS – Qurxinta iyo naqshadeynta webka
βš™οΈ JavaScript – Ku dar firfircooni iyo is-dhexgal
πŸ’¨ Tailwind CSS – Qaabeyn degdeg ah oo casri ah
πŸ› οΈ Git & GitHub – Maaraynta koodhka iyo wada shaqeynta kooxda
βš›οΈ React – Abuur web-apps firfircoon oo adag

πŸ‘¨β€πŸ« Waxaa kuu dhigaya macallin khibrad sare leh
πŸ—“οΈ Jadwal isbuucle ah – fiidkii
πŸ“ Online ah
πŸ“± Koorsadu waxay leedahay practical projects si aad gacanta ugu dhisto xirfaddaada

πŸ’₯ Koorso ku habboon:
πŸ”° Bilowayaal (xitaa haddii aadan waxba h**e u aqoon)
πŸ§‘β€πŸ’» Ardayda, Freelancers, iyo Qof kasta oo raba shaqo IT ah ama xirfad online ah

πŸ“ Isdiiwaangeli Hadda!
πŸ‘‰ Koorsooyinka waa xaddidan yihiin

πŸ“© Foomka Diiwaangelinta (Google Form):
➑️ https://forms.gle/ruq5nnaYMdLWbBVz7


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu