Iqra primary and secondary

Iqra primary and secondary IQRA PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

Kulanka Beri Tartan Aqooneedka Dugsiga IQRA Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.Tartamadda ayaa qayb ka ah howlaha sare loogu qa...
29/04/2025

Kulanka Beri Tartan Aqooneedka Dugsiga IQRA Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.

Tartamadda ayaa qayb ka ah howlaha sare loogu qaadayo Maskaxda & fahamka Ardayda Dugsiga Waana Kuwo Sanad kasta si joogta ah loogu qabto Ardayda Dugsiga IQRA Primary and secondary school Sidoo Kale Tartanku Waxa uu sare u qaadaa Garaadka iyo Aqoonta Ardayga.

Ujeedkooduna waa Aqoon iyo Akhlaaq wanaagsan sidii Ardayda Iskuulka IQRA u heli lahaayeen.

"Waxbarashadu waa furaha Nolosha"

ᴅᴜɢꜱɪɢᴀ IQRA ᴡᴀᴀ Hal abuurka mustaqbalkaaga

Derpy Secondary 📚✏️💪
Mention ☑️ Like ☑️ Share ☑️ Comment ☑️

Address

Deg Xamarjajab Near Hospital Wardi
Mogadishu
1110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iqra primary and secondary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category