26/12/2025
LifeSkill Training Center
Ultrasound training school
26/12/2025
26/12/2025
Macadka Lifeskill Medical Training
Waa macad casri ah oo si gaar ah loogu barto Ultrasound, kuna qalabeysan mashiinno ultrasound oo tayo sare leh, kana mid ah kuwa ugu casrisan ee hadda la isticmaalo.
Macadku wuxuu ardayda siinayaa:
π Tababar aqoon iyo ku-dhaqan isugu jira
π₯οΈ Isticmaalka ultrasound machine casri ah
π¨ββοΈ Casharro ay bixiyaan macallimiin khibrad leh
π soo saarista sonographer xirfad leh
61 2465797
20/12/2025
Alxamdulillaah π€
Maanta waxaa si guul leh u qabsoomay macahadka Lifeskill Medical Training imtixaankii ugu horreeyay ee ardayda ka diiwaangashan macahadka
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda guul horumar iyo mustaqbal ifaya
28/10/2025
Maanta waxaa si guul leh xarunta Lifeskill uga qabsoomay workshop diiradda lagu saaray fahamka aasaasiga ah ee isticmaalka Ultrasound-ka kaasoo aan u qabanay arday ka socotay jaamacada SALAAM UNIVERSITY
Waxaan mar walba diyaar u nahay in aan taageerno ardayda caafimaadka si ay u helaan tababar dhab ah iyo kalsooni ku filan
Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed!
19/10/2025
Ultrasound Scan Recommendations by Trimester - Webinar bilaash ah ( Free )
π Goobta: Online (Zoom Webinar)
Waxaa lagu martiqaadayaa dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka iyo ardayda caafimaadka in ay ka soo qayb galaan webinar muhiim ah oo ay soo qabanqaabiyeen Focus & Fusion Healthcare iyo LifeSom Healthcare
π£ Speaker: Dr. Georges Haddad
π Moderator: Dr. Abdinur Hassan
ποΈTaariikhda: Talaado, 21-ka October 2025
π Waqtiga: 6:30 fiidnimo (GMT +3)
Fadlan iska diiwaan geli link-ga Zoom-ka
https://us06web.zoom.us/webinar/register/WN_DzXptwbERC2DGZ0UbTpDHg
15/10/2025
Ultrasound Scan Recommendations by Trimester - Webinar bilaash ah ( Free )
π Goobta: Online (Zoom Webinar)
Waxaa lagu martiqaadayaa dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka iyo ardayda caafimaadka in ay ka soo qayb galaan webinar muhiim ah oo ay soo qabanqaabiyeen Focus & Fusion Healthcare iyo LifeSom Healthcare Ltd.
π£ Speaker: Dr. Georges Haddad
π Moderator: Dr. Abdinur Hassan
ποΈTaariikhda: Talaado, 21-ka October 2025
π Waqtiga: 6:30 fiidnimo (GMT +3)
Fadlan iska diiwaan geli link-ga Zoom-ka
https://us06web.zoom.us/webinar/register/WN_DzXptwbERC2DGZ0UbTpDHg
Macadka Lifeskill wuxuu kuu diyaariyay koorsooyin muhiim u ah suuqa shaqada caafimaadka
Lifeskill Medical Training uugu imaa
π Tababar gacanta lagu sameeyo
π Macallimiin khibrad leh
π Mashiinno casri ah (3D/4D + Doppler)
Taleex - Mogadisho
61 2465797
03/09/2025
β¨ Ultrasound Training @ Lifeskill Medical Training & CPD Center
Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed!
61 2465797
28/08/2025
Maanta waxaan u qabanay workshop muhiim ah qayb ka mid ah ardayda Jaamacadda Salaam University kuwaas oo hadda bilaabaya last year - internship.
Workshop-ka wuxuu ku saabsanaa Basic Operations of Ultrasound , waxaana ardayda lagu siiyay faahfaahin iyo faham guud oo ku saabsan adeegsiga qalabka ultrasound-ka iyo muhiimadda uu leeyahay baaritaannada caafimaadka
Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed!
27/08/2025
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay xarunta Lifeskill Medical Training & CPD Center dufcaddii 1aad oo Ultrasound ah loogu talagalay dadka Sonographers-ka iyo Physicians-ka
Koorsadani waxay diiradda saaraysaa barashada xirfadaha muhiimka ah ee baaritaanka Ultrasound, iyadoo lagu kobcinayo aqoonta iyo waayo-aragnimada dhakhaatiirta iyo khubarada caafimaadka
π Ku soo biir barnaamijyadeena tababarka si aad u hesho aqoon la taaban karo iyo xirfado gacmeed (hands-on) ku dhisan.
17/08/2025
π£ Is-diiwaangelinta Koorsada Basic Ultrasound for Midwives & Nurses wali waa socotaa!
π― Haddii aad tahay Midwife ama Nurse doonaya xirfado cusub oo Ultrasound ah, tani waa fursaddaada.
π Koorsadani waxa ay diiradda saaraysaa practical hands-on training oo kaa caawinaya inaad ku shaqeyso kalsooni.
π Goobta: Taleex, D. Hodan
π Tel 61 2465797
16/08/2025
Maanta waxaan si rasmi ah uga bilowday xarunta Lifeskill Medical Training dufcaddii 1aad ee koorsada Basic Ultrasound.
Koorsadan waxaa si gaar ah loogu diyaariyay ardayda caafimaadka dhigta iyo kuwa ka qalin jabiyay si ay u bartaan
β
Fahamka habka shaqada ultrasound ka
β
Barashada isticmaalka qalabka ultrasound-ka
β
Tababar wax ku ool ah oo ardayda caafimaad u horseedaya xirfad cusub
Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka noqono kobcinta xirfadda dhalinyarada caafimaadka mustaqbalka. ππ©ββοΈπ¨ββοΈ
Click here to claim your Sponsored Listing.