LifeSkill Training Center

LifeSkill Training Center Ultrasound training school

26/12/2025
Macadka Lifeskill Medical Training Waa macad casri ah oo si gaar ah loogu barto Ultrasound, kuna qalabeysan mashiinno ul...
26/12/2025

Macadka Lifeskill Medical Training
Waa macad casri ah oo si gaar ah loogu barto Ultrasound, kuna qalabeysan mashiinno ultrasound oo tayo sare leh, kana mid ah kuwa ugu casrisan ee hadda la isticmaalo.
Macadku wuxuu ardayda siinayaa:
πŸ“š Tababar aqoon iyo ku-dhaqan isugu jira
πŸ–₯️ Isticmaalka ultrasound machine casri ah
πŸ‘¨β€βš•οΈ Casharro ay bixiyaan macallimiin khibrad leh
πŸŽ“ soo saarista sonographer xirfad leh
61 2465797

Alxamdulillaah 🀍Maanta waxaa si guul leh u qabsoomay macahadka Lifeskill Medical Training imtixaankii ugu horreeyay ee a...
20/12/2025

Alxamdulillaah 🀍
Maanta waxaa si guul leh u qabsoomay macahadka Lifeskill Medical Training imtixaankii ugu horreeyay ee ardayda ka diiwaangashan macahadka
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda guul horumar iyo mustaqbal ifaya

Maanta waxaa si guul leh xarunta Lifeskill uga qabsoomay workshop diiradda lagu saaray fahamka aasaasiga ah ee isticmaal...
28/10/2025

Maanta waxaa si guul leh xarunta Lifeskill uga qabsoomay workshop diiradda lagu saaray fahamka aasaasiga ah ee isticmaalka Ultrasound-ka kaasoo aan u qabanay arday ka socotay jaamacada SALAAM UNIVERSITY

Waxaan mar walba diyaar u nahay in aan taageerno ardayda caafimaadka si ay u helaan tababar dhab ah iyo kalsooni ku filan
Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed!

19/10/2025

Ultrasound Scan Recommendations by Trimester - Webinar bilaash ah ( Free )

πŸ“ Goobta: Online (Zoom Webinar)
Waxaa lagu martiqaadayaa dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka iyo ardayda caafimaadka in ay ka soo qayb galaan webinar muhiim ah oo ay soo qabanqaabiyeen Focus & Fusion Healthcare iyo LifeSom Healthcare

πŸ—£ Speaker: Dr. Georges Haddad
πŸŽ™ Moderator: Dr. Abdinur Hassan
πŸ—“οΈTaariikhda: Talaado, 21-ka October 2025
πŸ•• Waqtiga: 6:30 fiidnimo (GMT +3)

Fadlan iska diiwaan geli link-ga Zoom-ka
https://us06web.zoom.us/webinar/register/WN_DzXptwbERC2DGZ0UbTpDHg

Ultrasound Scan Recommendations by Trimester -  Webinar bilaash ah ( Free ) πŸ“ Goobta: Online (Zoom Webinar)Waxaa lagu ma...
15/10/2025

Ultrasound Scan Recommendations by Trimester - Webinar bilaash ah ( Free )
πŸ“ Goobta: Online (Zoom Webinar)
Waxaa lagu martiqaadayaa dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka iyo ardayda caafimaadka in ay ka soo qayb galaan webinar muhiim ah oo ay soo qabanqaabiyeen Focus & Fusion Healthcare iyo LifeSom Healthcare Ltd.

πŸ—£ Speaker: Dr. Georges Haddad
πŸŽ™ Moderator: Dr. Abdinur Hassan
πŸ—“οΈTaariikhda: Talaado, 21-ka October 2025
πŸ•• Waqtiga: 6:30 fiidnimo (GMT +3)

Fadlan iska diiwaan geli link-ga Zoom-ka
https://us06web.zoom.us/webinar/register/WN_DzXptwbERC2DGZ0UbTpDHg

30/09/2025

Macadka Lifeskill wuxuu kuu diyaariyay koorsooyin muhiim u ah suuqa shaqada caafimaadka
Lifeskill Medical Training uugu imaa
πŸ‘‰ Tababar gacanta lagu sameeyo
πŸ‘‰ Macallimiin khibrad leh
πŸ‘‰ Mashiinno casri ah (3D/4D + Doppler)
Taleex - Mogadisho
61 2465797

✨ Ultrasound Training @ Lifeskill Medical Training & CPD Center Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed! 61 2465797
03/09/2025

✨ Ultrasound Training @ Lifeskill Medical Training & CPD Center

Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed!
61 2465797

Maanta waxaan u qabanay workshop muhiim ah qayb ka mid ah ardayda Jaamacadda Salaam University kuwaas oo hadda bilaabaya...
28/08/2025

Maanta waxaan u qabanay workshop muhiim ah qayb ka mid ah ardayda Jaamacadda Salaam University kuwaas oo hadda bilaabaya last year - internship.

Workshop-ka wuxuu ku saabsanaa Basic Operations of Ultrasound , waxaana ardayda lagu siiyay faahfaahin iyo faham guud oo ku saabsan adeegsiga qalabka ultrasound-ka iyo muhiimadda uu leeyahay baaritaannada caafimaadka
Lifeskill : Hal-abuur Aqooneed!

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay xarunta Lifeskill Medical Training & CPD Center dufcaddii 1aad oo Ultrasound ah l...
27/08/2025

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay xarunta Lifeskill Medical Training & CPD Center dufcaddii 1aad oo Ultrasound ah loogu talagalay dadka Sonographers-ka iyo Physicians-ka

Koorsadani waxay diiradda saaraysaa barashada xirfadaha muhiimka ah ee baaritaanka Ultrasound, iyadoo lagu kobcinayo aqoonta iyo waayo-aragnimada dhakhaatiirta iyo khubarada caafimaadka

πŸ“Œ Ku soo biir barnaamijyadeena tababarka si aad u hesho aqoon la taaban karo iyo xirfado gacmeed (hands-on) ku dhisan.

πŸ“£ Is-diiwaangelinta Koorsada Basic Ultrasound for Midwives & Nurses wali waa socotaa!🎯 Haddii aad tahay Midwife ama Nurs...
17/08/2025

πŸ“£ Is-diiwaangelinta Koorsada Basic Ultrasound for Midwives & Nurses wali waa socotaa!
🎯 Haddii aad tahay Midwife ama Nurse doonaya xirfado cusub oo Ultrasound ah, tani waa fursaddaada.

πŸ‘‰ Koorsadani waxa ay diiradda saaraysaa practical hands-on training oo kaa caawinaya inaad ku shaqeyso kalsooni.

πŸ“ Goobta: Taleex, D. Hodan
πŸ“ž Tel 61 2465797

Maanta waxaan si rasmi ah uga bilowday xarunta Lifeskill Medical Training dufcaddii 1aad ee koorsada Basic Ultrasound.Ko...
16/08/2025

Maanta waxaan si rasmi ah uga bilowday xarunta Lifeskill Medical Training dufcaddii 1aad ee koorsada Basic Ultrasound.
Koorsadan waxaa si gaar ah loogu diyaariyay ardayda caafimaadka dhigta iyo kuwa ka qalin jabiyay si ay u bartaan
βœ… Fahamka habka shaqada ultrasound ka
βœ… Barashada isticmaalka qalabka ultrasound-ka
βœ… Tababar wax ku ool ah oo ardayda caafimaad u horseedaya xirfad cusub

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka noqono kobcinta xirfadda dhalinyarada caafimaadka mustaqbalka. πŸŒπŸ‘©β€βš•οΈπŸ‘¨β€βš•οΈ

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LifeSkill Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category