27/03/2026
Iyadoo laga duulayo wadatashiyadii bahda waxbarashada iyo falanqaynta heerka fulinta manhajka iyo dhammaystirka casharrada, waxaa la isla qaatay in imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir la qaado maalmaha 15 ilaa 18 Juun 2026.
Dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada ha u diyaar garoobaan.