Atom Post Secondary School

Atom Post Secondary School ATOM PSS Waxa uu diyaar u yahay in uu kaa dhiso Maadooyinka Cilmiga {Scientific Subjects) iyo kuwo kale.

F.G: waxa uu muhiim iyo fursad u yahay ardayda shahaadiga noqon doonaan sanadaha/sanadka soo socdo iyo kuwa raba in ay Ku shaqeystaan.....

27/11/2020

Atom Post Secondary School

26/11/2020

Welcome Atom Post Secondary School

Dhamaan bahda  Atom Post Secondary School waxaa lagu war gelinayaa in xisada cusub ee Form FOUr aay bilaaba doonto isnii...
07/11/2020

Dhamaan bahda Atom Post Secondary School waxaa lagu war gelinayaa in xisada cusub ee Form FOUr aay bilaaba doonto isniinta tariikh 9/11/2020 2:00PM
insha Allah

Mamulka iyo macaliminta dugsiga   Post Secondary  school waxay halkan hambalyo iyo bogadin uga dirayaan guud ahan ardayg...
03/11/2020

Mamulka iyo macaliminta dugsiga Post Secondary school waxay halkan hambalyo iyo bogadin uga dirayaan guud ahan ardayga dugsiga ATOM gaar ahan fasalĂ da maanta o Talado ah, Tarikh: 3-November 2020 imtixankii billaha kobaad ugu so idladay xarunta dugsiga.
Waad ku mahadsantihiin dadaalka iyo juhdiga aad bixisen.
Allah guusha ha idin waafajiyo.

Mamulka iyo macaliminta dugsiga  Atom Post Secondary School waxay halkan hamblyo iyo bogadin uga  dirayan guud ahan arda...
03/11/2020

Mamulka iyo macaliminta dugsiga Atom Post Secondary School waxay halkan hamblyo iyo bogadin uga dirayan guud ahan ardayda dugsiga Atom PSS gaar ahan fasalada manta oo talado ah tariikh: 3-november 2020 imtixanki bilaha kobaad ugu so idladay xarunta dugsiga. Waad ku mahadsantihiin dadalka iyo juhdiga ad bixisen.
Allah guusha ha idin waafajiyo.

Ku so dhaw fasal cusub form four waafaqsan manhajka  oo bilabmaya 4:00pm  oo glbnimo  mhdsnid
30/08/2020

Ku so dhaw fasal cusub form four waafaqsan manhajka oo bilabmaya 4:00pm oo glbnimo mhdsnid

Ogeysis   OgeysissDhaman Ardada jcl barahsada maadoyinka cilmiga ah machadka Atom Post Secondary School waxa uu bilaabay...
15/08/2020

Ogeysis Ogeysiss
Dhaman Ardada jcl barahsada maadoyinka cilmiga ah machadka Atom Post Secondary School waxa uu bilaabayaa Madoyinka Scientifiga ah oo wafaqsan manhajka fasalada waxa aay isagu jiraan:
Form four Bilow ah oo lo aqrin dono manhajka iyo form one bilow ah oo lo aqrin doono manhajka hadaba ka faa ideysi wacan dhaman bahda jcl wax barashada....

02/08/2020

Kani waa page-ka ATOM POST SECONDARY SCHOOL, waxaanna mar waliba Ku soo gudbin doonnaa insha'Allah, Arimaha ardayda Atom PSS, Casharro aan isleenahay ardayda Soomaaliyeed faa'iido ayey u leeyihiin, Ayadoo aan Ku soo gudbin doono , , text/Doc/PDF/PowerPoint.

Fadlan la soco oo Ku taxnow Page Facebook_ga https://www.facebook.com/Atompostsecondaryschool/
Gaarsiina ardayda kale ee jecel Waxbarashada...

Mahadsanid

ATOM PSS Waxa uu diyaar u yahay in uu kaa dhiso Maadooyinka Cilmiga {Scientific Subjects) iyo kuwo kale.
F.G: waxa uu muhiim iyo fursad u yahay ardayda shahaadiga noqon doonaan sanadaha/sanadka soo socdo iyo kuwa raba in ay Ku shaqeystaan.....

Address

Isgoyska Ex-Control Balcad
Mogadishu

Telephone

+252616462246

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Atom Post Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category